Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Ciidamada Xoogga oo guulo ka gaaray Dagaal Al-shabaab looga saaray deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada hoose

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Ciidamada Xoogga oo guulo ka gaaray Dagaal Al-shabaab looga saaray deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xasan Aadan oo ka tirsan Taliyaasha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa maamulka Jubbaland ee deegaanada Jubbaland ayaa faah-faahin dheeriya ka bixiyay Dagaal  Ciidamada Xoogga Dalka Soomaliyeed shalay kula wareegeen deegaano ka tirsan Gobalka Jubbada hoose oo ay maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab ku dhibaatayn jireen Shacabka Soomaaliyeed.

Taliye Xasan Aadan oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo maamulka Jubbaland oo iskaashanaaya ay maleeshiyaadka Al-shabaab ka saareen deegaanada Baar sanguuni,Gosha iyo miir kori halkaas oo maleeshiyada Al-shabaab ku sugnaayeen iyagoo dhibaatooyin kala duwan ku haayay Shacabka Soomaaliyeed hasayeeshee Ciidamada Xoogga Dalka u sooro gashay in nabad iyo nolal diidka kala wareegaan gacan ku haynta deegaanadaasi.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dagaalkaan oo qaatay saacado badan ayna ka qeyb qaateen diyaarado Dagaal ayuu sheegay Taliye Xasan Aadan in maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al-shabaab gaarsiiyeen khasaare Xoogan isagoona tilmaamay in Ciidamada Xoogga aysan gaarin wax khasaare ah maadaamada Dagaalku ahaa mid qorsheysan.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa dhawaanahaanba maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al-shabaab ka saaray deegaano iyo tuulooyin badan oo dhaca koonfurta iyo bartamaha Dalka oo maleeshiyaadku ku dhibaatayn jireen Shacabka Soomaaliyeed.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka taliyaha:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/Xasan-aadan.mp3

Previous Post

Dhageyso Barnaamjika Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso: qeybaha bulshada oo soo shaweeyay go,aankii DFS ka qaadatay DP WORLD

Next Post
Dhageyso: qeybaha bulshada oo soo shaweeyay go,aankii DFS ka qaadatay DP WORLD

Dhageyso: qeybaha bulshada oo soo shaweeyay go,aankii DFS ka qaadatay DP WORLD

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In