Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: qeybaha bulshada oo soo shaweeyay go,aankii DFS ka qaadatay DP WORLD

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: qeybaha bulshada oo soo shaweeyay go,aankii DFS ka qaadatay DP WORLD
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bulshada Soomaaliyeed ee ku noo magaalooyinka Muqdisho iyo boosaaso  ayaa soo dhaweeyay go,aankii Dowladda Federaalka ASoomaaliya ka qaadatay heshiiska Maamulka Soomaliland la galay shirkadda Imaaraadka ee magaceeda loo soo gaabiyo DP WORLD.

Qaar ka mid ah qeybaha bulshada oo la hadlay  Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ka sheegay in ay soo dhaweynayaan go,aanka Golaha shacabka Federaalka Soomaaliya iyo guudahaanba Dowladu ka qaadatay heshiiska wax kama jiraanka ahaa oo Maamulka Soomaliland la galay shirka dhismaha dekedaha ee Imaaraadka DP WORLD.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo mas’uul ka ah ilaalinta qaranimada Soomaaliyeed ayaa go,aanka dhan ah heshiiska Maamulka Soomaliland la galay shirkadda DP WORLD ka qaadatay sheegtayna inuu yahay waxba kama jiraan maadaamada aysan jirin heshiis nuucaana gali karta oo aan ahayn Dowladda dhexe.

12 bishaan ayay ahyd markii Golaha shacabka federaalka Soomaaliya kulankoodii 1aad ee kalfadhigii sedexaad ku sheegeen in Maamulka Soomaliland heshiiska Dekedda Berbera uu ahaa mid been abuur ah.

Halkaan hoose ka dhageyso Codadka bulshada: 

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/dareenka-shacabka-muqdisho-iyo-boosaaso-ee-Dpworld-ok.mp3

Previous Post

Dhageyso: Ciidamada Xoogga oo guulo ka gaaray Dagaal Al-shabaab looga saaray deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada hoose

Next Post

Dhageyso Warka Suabax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Suabax ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Suabax ee Radio Muqdisho

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In