Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: faah faahin dheeri ah oo kasoo baxaysa Qarax maleeshiyada Al shabaab ku dileen dad Shacab ah oo marayay G/shabeelaha dhexe

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: faah faahin dheeri ah oo kasoo baxaysa Qarax maleeshiyada Al shabaab ku dileen dad Shacab ah oo marayay G/shabeelaha dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Degmada Balcad ee Gobolka shabeelaha dhexe Abuukar Aadan Codeey oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in Qarax miino oo maleeshiyaadka Al shabaab ku qarxiyeen gaari ay saar naayeen dad shacab ah oo marayay wadada isku xirta Magaalada Jowhar ee Xaruunta Gobolka Shabeelaha dhexe iyo Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Abuukar Aadan Codeey Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Degmada Balcad ee Gobolka shabeelaha dhexe wareysiga uu siiyay Radio Muqdisho ayuu ku sheegay in qaraxa ay ka dhalatay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray muwaadiniin Soomaalityeed oo ku safrayay Gobolkaasi.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Maleeshiyaadka Nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab ayaa dhibaatooyin guracan ku haayay Shacabka Soomaaliyeed taasoo ay ka mid tahay dilal qoshaysan ,dhac iyo falal guracan oo ka dhan ah bini aadanimada.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka G.ku xigeenka Amniga iyo siyaasadda Balcad Abuukar:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/02/wareysi-G-ku-xigeenka-Amniga-iyo-siyaasadda-Degmada-Balcad-Abuukar-aadan-codeey.mp3
Previous Post

Dhageyso: Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose oo ka hadlay Howgalkii Ciidmada Xooggu kula wareegeen deegaano ka tirsan Sh/hoose

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo degmada Boondheere ka furay Barnaamijka Waxbarashada dadka Waa-weyn.

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo degmada Boondheere ka furay Barnaamijka Waxbarashada dadka Waa-weyn.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo degmada Boondheere ka furay Barnaamijka Waxbarashada dadka Waa-weyn.

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In