Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Golaha abwaanada oo ka Tacsiyeey geerida ku timid Abwaan Cali Diiriye Cali Gaab

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Golaha abwaanada oo ka Tacsiyeey geerida ku timid Abwaan Cali Diiriye Cali Gaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka Golaha Abwaanada qaranka Soomaaliyeed Abawaan Xirsi dhuux Maxmed Weheliye oo la hadlay Radio Muqdisho Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa tacsi u diray dhamaan bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Golaha abwaanada Soomaaliya oo ka baxay Abwaan Cali Diiriye Cali Gaab.

Abwaan Xirsi dhuux Maxamed Weheliye oo hadalkiisa siiwata  ayaa ka sheekeeyay Taariikhda uu ka yaqaano abwaan Cali Diiriye Cali Gaab.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Abwaan Cali Diiriye Cali Gaab ayaa shalay galinkii dambe  xanuun soo wajahay ugu geeriyooday Magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Xirsi dhuux:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/01/cod-1-Baashi-1.mp3
Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo uga mahad celiyey shacabka iyo Dowlad Gobolleedka Puntland soo dhaweynta taariikhiga ah

Next Post

Boqolaal qof uu Kenya ah oo Cudurka Kuduudiyaha la ildaran

Next Post
Boqolaal qof uu Kenya ah oo Cudurka Kuduudiyaha la ildaran

Boqolaal qof uu Kenya ah oo Cudurka Kuduudiyaha la ildaran

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In