Gudoomiyaha Xerada Qoxootiga ee Al Kharaas Ibraahim C,qaadiir Moalim oo lahadalay warbaahinta Qaraan ayaa faah faahin ka bixiyay in ay qaxootiga ay soo wajaahaday dhibaato nolooleed gar ahan kuwaa tahriibka ku maraya dalkasi Yamaan .
Dagaalada ka dhacaya dalka Yamaan oo dhibto ay kasoo gartay dadka qaxootiga u ee soomaaliyeed ee ku sugan Yamaan.
Dalka Yamaan ayaa waxaa u badan dhalinyaro in badan halkasi qaxooti ku ahaa mudo ku dhaw 20 sanadood .
Gudoomiyaha xeraada qaxootiga ee Alkharaaj ee Dalka Yamaan ayaa sheegay in aysan jirin ,waxa qabad ay usameyaan hay’addaha cawaaya dadka qaxootiga ee soomaaliyeed.
waxan u baaq u diray dowlada soomaaliya in ay waxa ka qabto xaalada dadkasi ay ku jiran madaama dalka Yamaan ay ka socadan dagaalo.
Halkaan ka dhageyso codka Gudoomiyaha Xeraada qaxootiga Al kharaaj ee Yamaan