Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keydka Sawirrada

Dhageyso: Hees Cusub “Baddeeyduna iib ma aha” iyo Fanaanadda Caashokiin cilmi Xaashi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Keydka Sawirrada, Wararka, Wararka Raadiyahaa, Xulashada
0
Dhageyso: Hees Cusub “Baddeeyduna iib ma aha” iyo Fanaanadda Caashokiin cilmi Xaashi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Heestaan Cusub ee uu Allifay Abwaan Salaad Cabdulle Salaad Yare ayaa halku dhiggeedu yahay Baddeydu Iib ma ahan, Waxaana Codka Si qiiro iyo wadaniyadi ku dheehantahay ugu luuqeynaysa Fanaanadda codka Macaan Caashakiin Cilmi Xaashi,Halka uu Miyuusiggana ku laray muusikiistaha weyne Yuusuf Sh Muumin Subxaanyo.

Heeska ayaa ka kooban Baaq caalamka ku socda oo ku aadan Damaca dowladda Kenya ee Badda Soomaaliya, iyo Farriin ku socota Dowladda Aas Saaxiibada iyo Deriska nahay Ee Keenya kaas oo ku saabsan in aysan beec aheyn Badda Soomaaliya.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wariye Mustaf Maxamed Axmed Warcadeeye Oo Radio Muqdisho ka tirsan ayaa Heestan Cusub Ee Halka maalin jirta Wareysi kala yeeshay Caashakiin Cilmi Xaashi oo Dareen wadaniyad ku dheehantahay ugu Luuqeyneyso Heeskan .

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/07/Waraysiga-Heesta-Caasha-Kiin-Cilmi-Xaashi-Wareyste-Warcadeye.mp3

Previous Post

W. ku xiigeenka Maaliyadda XFS “Kuliyadda Ciidanka Booliska ee degmada Carmo Waa Mid kamid ah Astaamaha Qaranka”SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha “Midoga Yurub taageerada uu siiyo Soomaaliya maaha mid qarsoon ee waa mid muuqata sida Akadeemiyadda oo kale”

Next Post
Madaxweynaha “Midoga Yurub taageerada uu siiyo Soomaaliya maaha mid qarsoon ee waa mid muuqata sida Akadeemiyadda oo kale”

Madaxweynaha "Midoga Yurub taageerada uu siiyo Soomaaliya maaha mid qarsoon ee waa mid muuqata sida Akadeemiyadda oo kale"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In