Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Garowe ka furay shirka wadatashiga dowladda iyo maamulgoboleedyada ayaa khudbad dheer uu ย ka jeediyey waxa uga ย hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya.
khudbadda madaxweynaha Soomaaliya ee furitaanka shirka garoowe













