Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Maamulka degmada Jowhar oo faah-faahin ka bixiyay Webigga shabeele oo Biyo keenay

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Maamulka degmada Jowhar oo faah-faahin ka bixiyay  Webigga shabeele oo Biyo keenay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Degmada Jowhar ee xaruunta Gobalka shabeelaha dhexe ahna Caasimadda maamulka Hir-shabeele Cismaan Maxamed Muqtaar oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay Webiga shebeele oo Biyo keenay deegaano ka tirsan Gobalka shabeelaha dhexe deegaanada uu ka maro.

Cismaan Maxamed Muqtaar Guddoomiyaha Degmada Jowhar Wareysigaan uu siiyay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayuu ku sheegay Biyo la,aanta Webiga uu saamayn ku yeelatay bulshada Sooomaaliyeed ee ku nool deegaanada Gobalka shabeelaha dhexe ayna jiraan cuduro ka dhashay Biyo la,aanta Webiga.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026

Maalmihii laoso dhaafay Webiga Shabeele kaasoo saamayn ku yeeshya bulshada Soomaalieed ee ku dhaqan deegaanada uu ka maro Gobalada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe waana inta badan ka dhasha Biyo la,aanta Webiga.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Guddoomiyaha Jowhar:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/Waraysi-Gudoomiyaha-Degmada-Jowhar-Cismaan-Maxamed-Muqtaar.mp3

Previous Post

Ra’iisul Wasaaradaha XFS mudane Xasan Cali Khayre oo xalay kormeeray Degmooyinka Dayniile iyo Hodan

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio muqdisho 18-3-2018

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio muqdisho 18-3-2018

Dhageyso Warka Subax ee Radio muqdisho 18-3-2018

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In