Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Madaxweyne Xaaf”guulo ayaan ka gaarnay Socdaalkii Galmudug

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Madaxweyne Xaaf”guulo ayaan ka gaarnay Socdaalkii Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad goboleedka Sooamaliyeed ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in ay guulo la taaban karo ka gaareen Socdaalkii ay ku mareen deegaanada Galmudug isaga iyo Madaxweynaha Jmahuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo.

Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegay in Socdaalku uu ahaa mid taariiqi ah maadaama Madaxweynaha Qaranka Soomaaliyeed uu mudo ka badan tobon cisho ku sugnaaa deegaanada hoos yimaada Galmudug halkaas oo qeybaha bulshada kulamo kala duwan kula qaadanayay Madaxweyne Farmaajo.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Madaxweynaha dowlad goboleedka Sooamaliyeed ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in Maamulka Galmudug oo kaa shanaya Ganacsatada iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka go,an tahay sanadkaan dhismaha Dekedda Magaalada Hobyo oo shalay uu dhagax dhigay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo si buu yiri loogu adeego bulshada Sooamaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan Deegaanada Galmudug.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Xaaf:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/01/Xaaf.mp3

Previous Post

Dhageyso: R/wasaaraha XFS oo maanta Khudbad ka jeedin doona Shirka Dhaqaalaha Aduunka

Next Post

Faa’iidada Dawladda Soomaaliya ee Shirka Shaqaalaha Aduunka ee Switzerland.

Next Post
DAAWO:- Wareysi Gaar Ah Oo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Siiyey Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed

Faa’iidada Dawladda Soomaaliya ee Shirka Shaqaalaha Aduunka ee Switzerland.

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In