Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Shacabka Cadaado oo soo dhaweeyey Shirka Jabuuti

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Shacabka Cadaado oo soo dhaweeyey Shirka Jabuuti
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bulshada ku nool magaalada Cadaado ee Xauunta ku meel gaarka ee Galmudug ayaa ka aragti dhiibtay shirka Galmudug iyo ahlu sunna uga socda Dalka Jabuuti ee lagu dhamaynaayo mugdiga Siyaasadeed ee u dhaxeeya labada dhinac.

Dadkaan qaarkood oo la hadlay Radio muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa soo dhaweeyay shirka jabuuti kuna  tilmaamay bilowga horumarka Galmudug oo aay Guul tahay in aay is hor fariistaan Galmudug iyo Ahlusuna iyagoo fiirinaya Shacabka Gobolada dhexe.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

waxaa aay ugu baqeyn madaxda Galmudug iyo Ahlusuna in ay u dhimriyaan shacbka islmarkana ay sameyaan isku tanaasul si loo midooye Bulshada Mudug iyo Galguduud.

Madaxda Galmudug iyo Ahlusuna Wal jameeca ayaa Dalka Jabuuti u tagay sidii xal waara looga gaari lahaa Arrimaha la xariira Siyaasadda Gobolada dhexe iyo heli taanka Maamul ay ku midaysan yihiin Shacabku.

Halkaan hoose ka dhageyo Codadka Bulshada:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/12/radio-muqdisho-1.mp3

Previous Post

IGAD oo War kasoo saartay Wada hadalada Galmudug iyo Ahlusuna

Next Post

Dagaalo dad ay ku dhinteen oo wali ka socda dalka Yamen

Next Post
Dagaalo dad ay ku dhinteen oo wali ka socda dalka Yamen

Dagaalo dad ay ku dhinteen oo wali ka socda dalka Yamen

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In