Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Shirka Guddoomiyaasha Golaha Shacabka iyo kuwa Maamulada oo goor dhaw ka furmaya Baydhabo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Shirka Guddoomiyaasha Golaha Shacabka iyo kuwa Maamulada oo goor dhaw ka furmaya Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ayaa saacadaha dhaw waxaa ka furmaya Shirka Guddoomiyaasha Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulada qeybta ka ah Dowladda dhexe.

Magaalada Baydhabo ee Gobolkay Baay ayaa xalay waxaa ku hoyday Gudoomiyaha Golaha shacabka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo uu wehlinayo Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha shacabka Mahad Cabdalla Cawad iyo qaar ka mid ah Guddoomiyaasha Maamul Gobleedyada.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Maanta ayaa la filayaa inuu shir si rasmi ah oga furmo Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya shirka ayaa Socon doona mudo Sadex maalin ah lagana soo saaro War-murtiyeed ku saabsan xoojinta iyo wad shaqeynta Golaha shacabka iyo Baarlamaanada Maamul oboleedyada qeybta ka ah Dowlaada Dhexe.

Wariye Ibraahim Guudle Isaaq la socda wafdi uu hugaaminaayo Guddoomiyaha Golaha shacabka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa Saaka Soo sheegaya in Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay si wayn loo adkeeyay Amaankooda maadaama Magaalada uu ka furmayo shirka Guddoomiayaasha Golaha shacabka Federaalka iyo kuwa Maamulada Dalka.

Halkaan hoose ka dhageyo Codka Wariye Ibraahim Guudle:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/12/GUUDLE.mp3
Previous Post

Wax ka ogow heerka waxbarasho ee Maxaabiista Xabsiga Dhexe “Dhageyso”

Next Post

Dhageyso:Wasaaradda Waxbarashada XFS oo sheegtay in ay Xoojinayso Tayada Waxbarashada Dalka

Next Post
Dhageyso:Wasaaradda Waxbarashada XFS oo sheegtay in ay Xoojinayso Tayada Waxbarashada Dalka

Dhageyso:Wasaaradda Waxbarashada XFS oo sheegtay in ay Xoojinayso Tayada Waxbarashada Dalka

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In