Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Ururka Haweenka Gobolka shabeelaha dhexe oo deeq Biyo ah gaar siiyay deegaano ka tirsan Shabeelaha dhexe

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Ururka Haweenka Gobolka shabeelaha dhexe oo deeq Biyo ah gaar siiyay deegaano ka tirsan Shabeelaha dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka shabeelaha dhexe Madiino Cadow Colow oo la hadashay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegtay in deeq Byo ah gaar siiyeen qaar ka mid ah bulshada ku nool deegaano ka tirsan gobolka shabeelaha dhexe.

Madiino Cadow Colow Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka shabeelaha dhexe ayaa tilmaantay in deegaanada Gobolka shebeelaha dhexe ay iminka ka jirto Biyo la,aan baahsan taasoo saameyn ku yeelatay bulshada Gobolka.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka shabeelaha dhexe ayaa ugu baaqday qeybaha bulshada in ay xcaawimaad la gaaraan dadka Biyo la,aantu ku hayso shabeelaha dhexe maadaama ay qabaan Baahi dhanka Biyaha ah.

Halkaan hoose ka dhegeyso Codka:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/02/WARYSI-GUD-URURKA-HAWENKA-G-SHABELAHA-DHXE-MADIINO-CADOW-COLOW-18-02-2018.mp3

Previous Post

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa kulan la yeeshay qaar ka mid ah ardaydaha Jaamacadaha ee Magaalada Muqdisho.

Next Post

Isbedel dhanka nolosha ah oo laga dareemayo dhalinyaradii dhawaan laga soo celiyay Liibiya

Next Post
R/W ku Xigeenka oo Garoonka Muqdisho ku Qaabilay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Xukuumaddu ka soo Qaadday Liibiya “SAWIRRO”

Isbedel dhanka nolosha ah oo laga dareemayo dhalinyaradii dhawaan laga soo celiyay Liibiya

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In