Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa kulan la yeeshay qaar ka mid ah ardaydaha Jaamacadaha ee Magaalada Muqdisho.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada oo la kulmay Xildhibaanada Aqalka sare “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi ayaa Kulan looga hadlayey sida ay ardayda uga qeyb qaadan karaan dib usoo nooleyta Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed la yeeshay qaar ka mid ah Ardayda Jaamacadaha Magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale soo bandhigay buug uu asaga qoray oo Magaciisu yahay Heybso Dhaqankaaga kaas oo uu uga hadlayey Dhaqanka Soomaaliyeed asagoo xusay in buugaan uu diyaariyo ay ku kaliftay kadib markii uu arkay in Afka Soomaaliga uu sii lumaayo.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale ka codsaday Dhamaan Hay’addaha Dowladda in ay Iskaa Wax u qabso ku dhistaan Xarumahooda sida Jaamacadda Umadda oo kale.

Buuga uu qoray Gudoomiyaha ayaa Xooga lagu saaray Dhaqanka iyo Afka Soomaaliyeed waxaana uu qorsheynayaa in uu soo saari doono qeybta labaad ee buuga Heybso Dhaqankaaga oo uu iminka bilaaway diyaarintiisa.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho.

Next Post

Dhageyso: Ururka Haweenka Gobolka shabeelaha dhexe oo deeq Biyo ah gaar siiyay deegaano ka tirsan Shabeelaha dhexe

Next Post
Dhageyso: Ururka Haweenka Gobolka shabeelaha dhexe oo deeq Biyo ah gaar siiyay deegaano ka tirsan Shabeelaha dhexe

Dhageyso: Ururka Haweenka Gobolka shabeelaha dhexe oo deeq Biyo ah gaar siiyay deegaano ka tirsan Shabeelaha dhexe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In