Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: wasaarada hawlaha guud ee XFS oo sheegtay in dib u dayactiri lagu sameynayo xaruunta wasaarada hawlaha guud

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: wasaarada hawlaha guud ee XFS oo sheegtay in dib u dayactiri lagu sameynayo xaruunta wasaarada hawlaha guud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo dib u dhiska Saadaq C/llahi Cabdi  oo wareeysi gar ah siyaay radio muqdisho ayaa sheegay in ay xoojinayaan  xiriirka wasaaradda hawlaha guud iyo dib u dhiska iyo kuwaa maamuul goboleedayaada dalka ka jirah.

sido kal waxaa u sheegay Saadaq C/llahi Cabdi in ay wasaaradaha heer  federaal iyo heer maamuul goboleed ayaa iska kaashan doonaan sidii ay utayeenta lahayeen  kabaayaasha dhaqalah iyo qalabeeynta xaruumaha wasaaradaha  hawlaha guud iyo dib u dhiska maamuulada dawlada dhexe ee dalka .

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

sido kalena ay dhisi doonaan xaruunta wasaaradda hawlaha guud oo ay ku shaqayne doonto wasaarada hawlaha guud iyo dib u dhiska  aynaa ka tageereyso dhismaaheeda dawlada turkigaga.

mashruuc tayeeynta ee gobolada  dalka ayuu sheegay in ay garisiin doonaan xaruumaha wasaaraaddah

maamuul goboleedayada si masharuucasi u  unoqado mid miro dhalah sida u sheegay  wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo dib u dhiska dawlada federaalka  ee soomaaliya .

Halkaan ka Dhageyso Codka wasiirka hawlaha guud iyo dib u dhiska soomaaliya

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/WasHGudSadaq-Cabdi-Cllahi-vvvvvvv.mp3
Previous Post

Dhageyso: Maamuulka G/Banaadir oo baaq udiiray shirkadaha korontada muqdisho

Next Post

Wasiirka Kalluumaysiga Soomaaliya oo ka hadlay shirka lagu qabtay kenya 

Next Post
Wasiirka Kalluumaysiga Soomaaliya oo ka hadlay shirka lagu qabtay kenya 

Wasiirka Kalluumaysiga Soomaaliya oo ka hadlay shirka lagu qabtay kenya 

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In