Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay Ciyaaraha Dalka

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay Ciyaaraha Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa faah faahn ka bixisay waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dalka.

Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa sheegtay in Wasaaraddu ku howlan tahay horumarinta Ciyaaraha Dalka iyo taakulanta dhalinyarada Soomaaliyeed maadaama Wasaaraddu tahay mid loo idmaday dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukumada Federaalka Soomaaliya Khadiiyo Maxamed ayaa tilmaantay in ay kulamo kala duwan la qaadatay Xubno ka tirsan Maamulada qeybta ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ayna kala hadleen horumarinta dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso W/Khadiijo:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/10/WASIIRKA-DHALINYARADA-IYO-CIYAARAHA-SOOMAALIYA.mp3
Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo booqday xarunta tababarka ciidamada Jasiira “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka oo Shir wadatashi ah ugu yeeray Madaxda maamul goboleedyada

Next Post
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka oo Shir wadatashi ah ugu yeeray Madaxda maamul goboleedyada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka oo Shir wadatashi ah ugu yeeray Madaxda maamul goboleedyada

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In