Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay mowduuc ku saabsan halka ay marayaan dhismaha dowladaha hoose ee maamulka K/Galbeed iyadoo uu barnaamijka marti ku ahaa Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee maamulka koofur Galbeed C/raxmaan Ibraahin Aadan.
Halkan hoose ka dhageyso