Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DHAGEYSO: Wasiirka Gaashaandhigga oo sheegay inuu bilaabayo Dagaal ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
DHAGEYSO: Wasiirka Gaashaandhigga oo sheegay inuu  bilaabayo Dagaal ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal shiikh C/raxmaan wareysi uusiiyay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in dhawaan la bilaabayo Dagaal ka dhan ah maleeshiyaadka kaasooo Dalka looga saarayo argagaxusada naba diyo nolal diidka ah ee Al shabaab.

Mudane Maxamed Mursal shiikh C/raxmaan Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamay in isbadal lagu sameeyay hugaanada taliska Xoogga Dalka si loo dar dar galiyo howlgalada maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Argagaxisa Al shabaab maadaama go,aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya uu yahay in guud ahaanba Dalka laga xoreeyo nabad iyo nolal diidka Al shabaab.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Wasiirka ayaa sheegay in howlgalkaani uu ka duwan yahay kuwii hore maadaama gulufkaan Dagaal uu hugaaminaayo Madaxweynaha JFS mudane Maxamed C//laahi Maxamed Farmaajo isagoona tilmaamay inuu dhamaaday waqtigii maleeshiyaadka Al shabaab ay dhibaatayn jireen Shacabka Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dadaalo xoogan ku bixinaysa sidii maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al-shabaab looga saarayo deegaanada wali looga tuhmaayo Dalka ayna ku dhibaateeyaan dadka Shacabka ah iyadoona ay xusid mudan tahay in Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed ay maalmihii lasoo dhaafay guulo la taaban karo ka gaartay dagaal maleeshiyaadka looga qabsaday deegaano hor leh oo ka tirsan Gobalada Hiiraan,Bakool iyo Jubbada hoose.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wasiirka Difaaca:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/03/cod-Wasiirka-Gaashaandhiga-.mp3

 

Previous Post

Gariigga oo sheegtay in dad muhaajirin ah ay ku dhinteen xeebaha Dalkaasi

Next Post

Horjooge ka tirsan Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada Dowladda

Next Post
Horjooge ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab oo isu soo dhiibay Ciidamada XDS

Horjooge ka tirsan Al-shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada Dowladda

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In