Monday, August 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gariigga oo sheegtay in dad muhaajirin ah ay ku dhinteen xeebaha Dalkaasi

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Gariigga oo sheegtay in dad muhaajirin ah ay ku dhinteen xeebaha Dalkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Dalka Gariigga ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay dad muhaajiriin ah oo ku dhintay xeebah aDalkeeda,saraakiisha Ciidamada Ilaalada xeebaha ee dalka Giriigga ayaa sheegaya in ugu yaraan 14 qof oo muhaajiriin ah oo ay ku jiraan afar caruur ah ay badda ku dhinteen kadib markii dooni ay saarnaayeen ku degtay badda u dhaxeeysa Turkiga iyo Greek-gga,kuwaasi oo ku sii jeeday Qaaradda Yurub.

Wararka ayaa sheegaya  in doonida ay saarnaayeen dad kor u dhaafaya labaatan qof,iyadoo dadkaasi qaarna weli lala’yahay,balse Waxaa socoda baadi goob loogu jiro dadkaasi,sida ay sheegayaan ilaalada Xeebaha Gariiga.

Related posts

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

August 24, 2026

Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardaydii Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Fasalka 12-aad

August 24, 2026

Dimitris Vitsas oo ah Wasiirka socdaalka ee Wadanka Giriigga ayaa sheegay in dalka Greek-gga uusan raali ka ahayn kana noqon doonin in ay dadka ku dhamaadaan jasiiradda Aegean,oo ah halka ay maraan tahriibayaasha doonaya in ay u gudbaan Yurub inteedi kale.

Wasiirku Waxaa uu intaasi ku daray in xalka kaliya ee lagu xakameyn karo muhaajiriinta uu yahay in la soo saaro taalabooyin laga qaado dadka wax tahriibiya,kuwaas oo muhaajiriinta ka caawiya wadooyinka ay maraan.

Midowga yurub ayaa sheegay in sanadkii hore ay aad u yaraayeen muhaajiriinta sharci darrada ah ee ka tallaabo soohdimaha wadamada yurub tan iyo markii ay biloowdeen musiibada tahriibeyaasha afar sano ka hor.

Midoowga yurub ayaa heshiis la sixiiday 2016-kii taas oo sababtay in uu aad u yaraato tirade dadka u gudba Geek-gga,balse waxaa muuqata in aanu jirin weli wax isbedel ah oo ku yimid arrinkasi.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio muqdisho 18-3-2018

Next Post

DHAGEYSO: Wasiirka Gaashaandhigga oo sheegay inuu bilaabayo Dagaal ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab

Next Post
DHAGEYSO: Wasiirka Gaashaandhigga oo sheegay inuu  bilaabayo Dagaal ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab

DHAGEYSO: Wasiirka Gaashaandhigga oo sheegay inuu bilaabayo Dagaal ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

Maxkamadda Sare oo laashay natiijadii doorashada Galmudug

August 24, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Dalka ayaa laashay natiijadii doorashadii golayaasha deegaanka iyo wakiillada Galmudug, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare,...

Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardaydii Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Fasalka 12-aad

August 24, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha...

R/W Xamsa “Aqoonta la baranaayo iyo baahida suuqa taalo waa inay is daboolaan”.

R/W Xamsa “Aqoonta la baranaayo iyo baahida suuqa taalo waa inay is daboolaan”.

August 24, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayey Arday dhamaysatay Daraasaadka Sare...

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada La-dagaallanka Argagixisada oo casho lagu maamuusay

August 23, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehelinayay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In