Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso:Danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub oo faah faahin ka bixiyay socdaal uu ku maray Magaalooyinka Dalka Liibiya

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso:Danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub oo faah faahin ka bixiyay socdaal uu ku maray Magaalooyinka Dalka Liibiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Soomaaliya u fadhiga Midowga Yurub Cali Saciid Fiqi oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay Socdaal qaatay mudo sagaal maalin ah oo uu ku maray Magaalooyinka Dalka Liibiya si uu kugu kuurgalo xaaladda nololeed ee muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran xabsiyada Dalka Liibiya.

Cali Saciid Fiqi Danjiraha Soomaaliya u Midowga Yurub   ayaa sheegay in ay ka go,an tahay Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Liibiya sidii wax looga qaban lahaa dhibaatada ay kulmaan muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Related posts

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026

Hadalkaan Danjiraha Jamhuuriyadda Soomaliya u fadhiya Midowga Yurub Cali Saciid Fiqi ayaa kusoo beegmaya xili dhawaan Dowladda Federaalka Soomaaliya maxaabiis ka badan tobon ruux.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Danjiraha:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/02/Safirka-libiya-cali-Sacid.mp3

Previous Post

R/wasaare Kheyrre oo magacaabay Madaxa Unugga Isku Xirka Deeqaha

Next Post

Mas’uul sare ee QM “Waxaan dooneynaa in aan ka adkaanno halista ay waqooyiga bari ee Geeska Afrika ugu jirto macluusha”

Next Post
Mas’uul sare ee QM “Waxaan dooneynaa in aan ka adkaanno halista ay waqooyiga bari ee Geeska Afrika ugu jirto macluusha”

Mas’uul sare ee QM “Waxaan dooneynaa in aan ka adkaanno halista ay waqooyiga bari ee Geeska Afrika ugu jirto macluusha”

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In