Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhalinyarada  dalalka Islaamka oo taagaareya Turkiga

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Dhalinyarada  dalalka Islaamka oo taagaareya Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir caalamiga ah oo ay isugu yimaadeen dhalinyo ka kala socota wadamada caalamka islaamka ayaa lagu qabtay dalka Turkiga, kaas oo u jeedkiisu ahaa taageeridda dimoqraadiyada Turkiga.

Kulanka oo ahaa kii ugu horeeyay oo ay isugu yimaadaan dhalinyarada wadamada muslimka ah ayaa loo bixiyay madasha iskaashiga iyo wadahadalka ee dhalinyarada Islaamka ayaa lagaga dhawaaqay dalkaas si loo muujiyo garab istaaga Turkiga.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ku dhowaad  300 oo dhalinyaro ah oo ka kala socota 56 wadan oo ku jira ururka iskaashiga islaamka ayaa lagu qabtay magaalo xeeboodka Antalya, waxaana shirkan soo qaban qaabiyay garabka dhalinyarada ururka OIC oo kaashanaya wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha ee dalka Turkiga.

“Waxaan casuumaad u fidinay hogaamiyeyaal iyo madaxda hey’adaha islaamka dalalka caalamka islaamka si loo muujiyo isku duubnaan iyo garab istaaga Turkiga, iyadoo loo marayo wadiiqooyin kala duwan sida warbaahinta iyo baraha bulshada ay ku xiriirto,”.

“Anaga, waxaanahay muwaadiniinta wadamada ururka OIC,waxaan ka soo horjeednaa isku daygii afgambi ee dhiiga ku daatay ee Turkiga ka dhacay 15 bishii Luulyo, 2016, iyo ficil kasta oo carqaladeynaayo dowladda iyo shacabka Turkiga,”  sidaa waxaa sheegay qaban qaabiyaasha shirka.

Munaasabadii xiritaanka shirka ayaa Elshad Isgandarov, oo ah madaxa  madasha iskaashiga iyo wadahadalka dhalinyarada wadamada islaamka oo loo soo qaabiyo ICYF-DC, ayaa dhankiisa sheegay in shirkan uu astaan u yahay sida ay diyaar ugu yihiin dhalinyarada muslimka ah garab istaaga walaalahooda Turkiga ah.

Ugu dambeyntii dhalinyarada shirka ka soo qeybgashay ayaa sameeyay bar ama madal laga dhex sameeyay baraha bulshada taas oo loo bixiyya #YouthWithTurkey – waxayna gaartay todobo milyan oo ruux kuwaas oo isticmaalaya warbaahinta bulshada si ay ugu caawiyaan Turkiga xaqiijinta dimoqraadiyada.

Previous Post

Khasaarihii ka dhashay dhul-gariirkii Talyaaniga oo kordhay-Sawirro

Next Post

Wuxuu ku jiiftay dharkii shaqada xakiisa ayaa Booliska ku dacaysay

Next Post
Wuxuu ku jiiftay dharkii shaqada xakiisa ayaa Booliska ku dacaysay

Wuxuu ku jiiftay dharkii shaqada xakiisa ayaa Booliska ku dacaysay

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In