Tuesday, July 1, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhalinyaro baratay xirfado shaqo oo shahaaddooyin la gudoonsiiyay Galkacyo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
June 24, 2016
in Wararka
0
Dhalinyaro baratay xirfado shaqo oo shahaaddooyin la gudoonsiiyay Galkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhalinyaro gaareysa ilaa 115  ayaa maanta la gudoonsiiyay  shahaadooyin kadib markii ay soo dhameeysteen tababar
la xariira barashada xirfado kala duwan oo ay ku shaqeeystaan kuwaasi oo ay si lacag la aan ah muddo lix bilood ah uga baranayeen xarunta  tababarka xirfadaha kuna taala magaalada Galkacyo ee xarunta  gobalka Mudug.

Munaasabada shahaadooyinka lagu gudonsiinayay dhalinyaradaan ayaa  waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socatay ururka SOSDA  oo ah urur  maxalliya  iyo hay’adda Daryeel oo fadhigeedu yahay dalka Swedan isla
markaana ahaa ururkii iyo Hay’addii iska kaashaday taabba galinta tababarkaan.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo dhagax-dhigay taallada daljika dahsoon

Madaxweynaha JFS oo dhagax-dhigay taallada daljika dahsoon

July 1, 2025
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo xuska 1-da luulyo la dabaal-degay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Tanzania

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo xuska 1-da luulyo la dabaal-degay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Tanzania

July 1, 2025

Aqoonyahano xubno ka socaday ururada bulshada rayidka iyo  boqalaal dhalinyara ah  oo ay ku jireen dufcadihii horay xarunta mudug uga bartay xirfado ay ku shaqeeystaan ayaa ka qeybgalay munaasabadaasi.

Ugu horeeyn waxaa munaasabada ka hadlay Eng Cumar Maxamuud Rooble  (Cumar Suuri) oo ka mid ah masuuliyiinta ururka SOSDA  waxaana uu  sharaxaad ka bixiyay dhalinyaradaan waxyaabihii ay barteen iyo ujeedka
laga leeyahay tababaridda dhalinyarada  ee shaqa la’aantu  ku heysato gobalka Mudug.

“Dufcadaani waa dufcadii 4aad ee ka baxda xarunta tababarka xirfadaha  ee Mudug waana 115 dhalinyara ah oo isugu jira wiilal iyo gabdho waxay  nasiib uyeesheen in si lacag la’ aan ah ay ubartaan xirfado maanta ay
ku shaqeeysan karaan taasna waxaa usuurta galiyay machadka tababarka  xirfadaha ee Mudug iyo Ururka Sosda oo gacan ka helaya Hay’adda  Daryeel oo fadhigeedu yahay dalka Swedan xirfadaha ay barteena waxaa
ka mid ah korantada makaanikada kumbuyuutarka iskiiliska Caafimaadka iyo kuwa la mid ah marka ujeedka laga leeyahayna waxay tahay in  dhalinyaradu ay noqdaan kuwo yaqaana  xirfado ay ku shaqeeystaan” ayuu yiri  Eng Cumar Maxamuud Rooble  (Cumar Suuri).

Isagoo markale arintaasi ka hadlaya ayuu yiri “Gobalkaan waxaa ku nool kumanaan dhalinyara ah oo ay heysato shaqo la’aan kuwaasoo qaarkood ay sababtay shaqa la’aanta heysata ineey noqdaan burcad badeed ama burcad barri ama ay inta tahriibaan ku dhinta badaha amaba ay isaga jiraan xabsiyo dalal shisheeya iyadoon  cid og aysan jirin marka danbana ay isaga dhintaan gudaha xabsiyadaasi  marka ujeedka rasmigaa ee aan ka leenahay waxay tahay in dhalinyarada ay ka bad baadaan khatarahaasi oo ay dalkooda ka  shaqeeystaan waxna u taraan ummaddooda iyo waalidiintooda”.
Sidoo kale waxaa munaasabada ka hadlay Prof Maxamed Xaaji Erag oo ah  mas’uuliyiinta Ururka SOSDA waxaana uu wax lagu farxo ku tilmaamay inuu mira dhalay boqalkiiba 80 hadafkii laga lahaa tababarida dhalinyarada waxaana uu xusay in maanta meelo badan oo ka mid ah dalka ay xirfado shaqo oo ay ka barteen xarunta tababarka xirfadaha ee Mudug ay uga shaqeeystaan kumanaan dhalin yara ah, waxaana uu ugu baaqay
dhalinyarada maanta uu tababarku usoo dhamaaday in waxa ay barteen ay ugu horeeyn iyagu ka faa’ideeystaan marka xigana bulshada uga faa ideeyaan.

Qaar ka mida dhalinyaradii iyagu nasiibka uyeeshay in si lacag la’aan  ah ay ubartaan xirfado ay ku shaqeeysataan oo munaasabada ka hadlay  ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin in maanta ay heysataan xirfado ay ku shaqeeysan karaan taasna ay uga mahad celinayaan  Maamulka xarunta Tababarada Xirfadaha ee Mudug iyo ururka SOSDA iyo Hay’adda Daryeel oo iyagu ahaa kuwii iska kaashanayay dhaqaalaha ku baxayay tababarka la siyay dhalinyaradaan iyo kuwii ka horeeyay

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda oo ku guulaystay dayactirka xaruntii hore ee Wasaaraddu lahayd+Sawirro

Next Post

Natiijada aftidii laga qaday shacabka Britain oo noqotay in UK ka baxdo Midowga Yurub

Next Post
Natiijada aftidii laga qaday shacabka Britain oo noqotay in UK ka baxdo Midowga Yurub

Natiijada aftidii laga qaday shacabka Britain oo noqotay in UK ka baxdo Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo dhagax-dhigay taallada daljika dahsoon

Madaxweynaha JFS oo dhagax-dhigay taallada daljika dahsoon

July 1, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya xuska Munaasabadda 1-da Luulyo oo ku astaysan 65-...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo xuska 1-da luulyo la dabaal-degay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Tanzania

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo xuska 1-da luulyo la dabaal-degay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Tanzania

July 1, 2025
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xalay fiidkii oo Isniin ahayd kaga qeybgalay Xuska 65...

Guddoomiye Aadan madoobe oo diray hambalyo ku aaddan 1-da Luulyo

Guddoomiye Aadan madoobe oo diray hambalyo ku aaddan 1-da Luulyo

July 1, 2025
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed meel...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo calan saaray madaxtooyada xuska 65-aad ee xornimada awgeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo calan saaray madaxtooyada xuska 65-aad ee xornimada awgeed

July 1, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa calan-saaray Madaxtooyada Qaranka, xuska 65-guurada ka soo wareegtay maalintii ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In