Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhalinyaro Gurmad Caafimaad u fidinaysa dadka soo Barakacay “SAWIRRO”

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Dhalinyaro Gurmad Caafimaad u fidinaysa dadka soo Barakacay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Midowga Dhallinyarada Mutadawaciinta Horuumarinta Soomaaliyeed (Somali Youth Volunteers for Development Association) ayaa billaabay barnaamij caafimaad oo loogu magac daray Baxnaani. Barnaamijkaan ayaa si rasmi ah uga hirgalay deegaannada barakacayaasha ee ku yaalla daafaha magaalada Muqdisho. Baxnaani wuxuu ka kooban yahay qeybo kala duwan sida wacyi galin caafimaad iyo daaweynta bukaannada qaba xanuunnada fudud.

โ€œUjeedda guud ee barnaamijka Baxnaani waa in aan yareynaa khatarta caafimaad ee soo foodsaari karto barakacayaasha kuwaasoo u badan hooyooyin iyo carruur. Wacyi galin caafimaad oo loo sameeyo hooyada waxey hoos u dhigi kartaa khatarta caafimaad ee ku imaan karta hooyada iyo dhallaankaโ€ sidaana waxaa yiri Cabbaas Ciise Faracadde oo ah guddoomiye ku xigeenka midowga SOYVDA.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Deegaanada ku xeeran magaaladasha Muqdisho waxaa ku nool tirada ugu badan ee barakacayaasha gudaha dalka iyadoo deegannadaas aysan ka jirin daryeel caafimaad oo ku filan tirada barakacayaasha ku soo barakacay Muqdisho.

Cabbaas ayaa hadalkiisa sii raaciyey โ€œMarkaan aragnay baahida caafimaad oo ay qabaan barakacayaasha, waxaan garwaaqsannay in ay lagama maarmaan tahay in aan billowno branmaaij caafimaad kaasoo ay maalin kasta kaa faaโ€™iideysan karaan 100 ruux oo isugu jira qeybaha kala duwan ee barakacayaashaโ€.

Dhallinyarada midowga SOYVDA ayaa sannadihii ugu dambeeyey waxay ka shaqeynayeen horumarinta iyo gargaarka dadka barakacayaasha ah ee ku dandarreysan gobollada dalka iyo magaalada Muqdisho; ayagoo fuliyey mashaariic dhowr ah oo ay ka mid yihiin Afuri, Ciidsii, Bar iyo Baxnaani; mashaariicdaas oo ay ka faaโ€™iideysteen danyar fara badan oo u badan carruur, haween iyo waayeel.

Previous Post

Dab ka kacay Xaafadda Toowfiiq ee Degmada Yaaqshiid

Next Post

Hay’adaha ku shaqada leh dib-u-eegista Dastuurka oo wadatashi la yeeshay bulshada Jowhar “SAWIRRO”

Next Post
Hay’adaha ku shaqada leh dib-u-eegista Dastuurka oo wadatashi la yeeshay bulshada Jowhar “SAWIRRO”

Hay'adaha ku shaqada leh dib-u-eegista Dastuurka oo wadatashi la yeeshay bulshada Jowhar "SAWIRRO"

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In