Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhalinyaro ku xanuunsan Xeryaah qaxootiga Dhadhaab oo codsaday in la caawiyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Dhalinyaro ku xanuunsan Xeryaah qaxootiga Dhadhaab oo codsaday in la caawiyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida aad muuqalka sawiradan ku aragtan waa labo ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab waxay wajahayaan ama ku heysta xeryaha Dhadhaab ee Waqooyi bari dalka Kenya xaalad adag oo dhanka caafimaadka ah, kaasi oo maalinba maalinta ka dambeysa ay xaalad adag galayaan habeenkii indhaha iskuma keenan, xanuunka awgii xanuunkan dhalinyarada heysta waa mid wax looga qaban waayay xarumaha caafimaad ee ku yaala xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab, qoysaskoodana ma awoodan kharashad ay ugu qaadan isbitaalada kale ku yaala magaalooyinka waa weyn ee dalkani Kenya sida Nairobi.

Hadaba  waxaa imaday xeryaha qaxootiga ee dhadhaab dhakhtar u dhashay dalka Bangaladhesh oo howlo qalitaan caafimaad oo bilaash ah  ka sameynayay xeryaha qaxootiga ee dhadhaab dhalinyaradan ayaa loo keenay, dhakhtarkan sida aad muqaalka sawirkooda ku aragtaan dhakhtarka waxuu ehelka dhalinyaradan u sheegay in xaaladooda caafimaad halkan waxba looga qabin Karin, balse looga qaban karo Nairobi, waxuu intaasi ku daray hadii loo helo kharashaad gaaraya 2,500 dollar oo loogu gadi daawooyin iyo baan ama wax nafaqo leh, waa mid kasta in isagoo qalitaan bilaash ah u sameynayo xaaladoodana halis tahay hadan hada waxba laga qabanin oo cunaha xirmi doono kadibna u geeriyoon doonaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Hadaba waxaa Ummadda Soomaaliyeed oo ah umad is caawisa si naxaris leh looga codsanayaa in walalahoodan dhibateysan ay soo cawiyaan meel kasto oo ay jogaan waa umada Soomaaliyeeda waxaa laga yabaa adigu in xanuun la’aan habeenkii seexato hadaba dadka doonaya inay caawiyaan wiilashan dhibaateysan waxay kala xiriir karaan +254722775640 xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab.

DSC_0151 DSC_0153

DSC_0164

4

Sawir Qaade:- Axmed Nuur Yogol

Previous Post

Tiro dad ah oo loo qabtay qaraxii maanta ka dhacay Kismaayo

Next Post

Baarlamanka Galmudug oo ansixiyay guddi hoosaadyada Baarlamanka

Next Post
Baarlamanka Galmudug oo ansixiyay guddi hoosaadyada Baarlamanka

Baarlamanka Galmudug oo ansixiyay guddi hoosaadyada Baarlamanka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In