Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro isu taagtay inay dhiig ugu deeqaan bukaanada ku jira Isbigaalka Guud ee Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Caruurta Mudug oo la ildaran nafaqo darro iyo cudurro kale+Dhageyso warbixin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka Hansare iyo Himilo toosan oo ay ku midoobeen dhallinyaro isugu jirta Puntland Iyo Galmudug oo kaashanaya Maamulka isbitaalka wayn ee Galkacyo ayaa maantay daahfuray mashruuca isdiwaangalinta Dhiig Shubidda, waxana munaasabda kasoo qaybgalay Maamulka degmada Galkacyo, ururada dhallinyarada,Haweenka bahda Caafimaadka hay’adda Bisha Cas iyo Marti sharaf Kale.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Afhayeenka Ururka Hansare iyo Himilo toosan  oo ah arday isugu jirta Puntland iyo Galmudug oo u istaagay badbaadinta bukaanada u nafwaaya dhiig la’aanta ayaa sheegay inay ku guulaysteen talaabadii ugu horaysay ee ah inay dhiig ku shubeen keydka dhiigga ee Isbitaalka.

Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Galkacyo Dr Maxamed Xuseen aadan oo ka hadlay dhibaatada bukaanada ka haysatay in dhiig loo helo ayaa sheegay intay tahay talaabo fiican in dhallinyaro isxilqaamay inay dhiig ugu deeqaan bukaanada ku jira Isbitaalka.

Dr Maymuun oo iyana ka hadashay munaasabda ayaa sheegtay in bulshadu aysan u wacyigashaneen doorka uu nolosha ku leeyahay dhiiga.

Ugu dambayn Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo ee Puntland Maxamuud Yaasiin Tumey ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay diyaar u yihiin kaalintooda ku aadan mashruuca dhiig shubida ee  Isbitaalka Galkacyo.

Mashruucan ayaa noqona kii ugu horeeyay ee laga hirgeliyo magaalada Gaalkacyo si loo badbaadiya dadka u geeriyooda nooca dhiigooda oo la waayay.

Previous Post

Soomaaliya iyo UNHCR oo ka wadahadlaya muwaadiniinta Soomaalida ah ee ku xaniban Libya

Next Post

Xildhibaan kulan dhiiri gelin ah la qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka “SAWIRRO”

Next Post
Xildhibaan kulan dhiiri gelin ah la qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka “SAWIRRO”

Xildhibaan kulan dhiiri gelin ah la qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In