Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro loo soo xiray tababar la xiriira farsamada gacanta oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Dhallinyaro loo soo xiray tababar la xiriira farsamada gacanta oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Waaxda tababarrada iyo xirfadaha Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Soomaaliya Ramlo Cismaan Shariif ayaa tababar la xiriira farsamada gacanta iyo xirfadaha gaagaaban ee shaqada xafiiska, Multimedia Skills iyo qurxinta gabdhaha usoo xirtay 77 dhallinyaro ah oo wiilal iyo gabdho isugu jira.

Dhallinyarada oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir ayaa lagu tababaray xarunta Dhallinyarada ee degmada Cabdicasiis, waxaana fulintiisa  iska kaashaday Wasaaradda Dhallinyarada iyo cayaaraha iyo hay’adda maxalliga ah ee IRise.

Related posts

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026

Agaasimaha Waaxda tababarrada iyo xirfadaha ee Wasaaradda Ramlo Cismaan Shariif ayaa kula dardaarantay dhallinyarada ka faa’iidaystay koorsooyinkan inay buuxiyaan suuqa shaqada oo xilliyada qaar shirkaduhu dad ajinebi ah kala yimaadaan dalka dibaddiisa.

Tababarkan ayaa qayb ka ah balan qaadkii uu Wasiirka Wasaaradda Mudane Maxamed Barre Maxamuud la galay Raisul Wasaaraha Xukuumadda DAN-QARAN oo ahaa in sanadka 2023 la tababaro dhowr kun oo Dhallinyaro ah si loo sahlo inay dhakhso ku biiraan suuqa shaqada.

Previous Post

Xuska Maalinta dhir beerista Qaranka Dalkeenna oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Ajaanib si sharci darro ah uga kalluumeysaneysay dalkeenna oo maxkamad la soo taagay

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Ajaanib si sharci darro ah uga kalluumeysaneysay dalkeenna oo maxkamad la soo taagay

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In