Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyaro maanta tababar aqoon kororsi ah looga furay Beledweyne

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
BELEDWEYNE: Ciidamada dowladda oo ka hor tagay weerar ay Al-Shabaab soo qaadeen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku dhawaad  100 dhalinyaro ah  oo ku nool magaalada Beledweyn ayaa  loo furay siminaar ay ku baranayaan qaabka looga faa’ ideeysto  tamarta cadceedda ee soolarka loo yaqaano, siminaarkan ayaa waxaa iska kaashanaya  jaamacadda Banaadir iyo ururka  adrayda  Hiiraan ee jaamacada Muqdisho.

Enj, Jacfar Maxamed   Jimcaale oo ka mid ah macalimiinta bixinaysa Siminaarka  ayaa sharaxay faa’iidada tababarkan ayaa Yiri “Sida aad ujeedaan  halkan waxaa ka muuqda  solar  soolarkan waa   tamarta kaliye ee maanta aduunka  baahiddisa dabooli karta  hadii aan soo qato haydar bawer    waa tamarta laga dhaliyo cadceedda,   cadceeda hadii la yiraado waxaan isticmaaleynaa  saxamo    weey ku filan yihiim  in la isticmaaalo dabkooda.

Related posts

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada  Urur-Goboleedka IGAD

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD

September 15, 2026
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

September 15, 2026

Gudoomiyaha ururka dhalin yarda gobolka Hiiraan Maxamed Cabdi laahi  Buraale ayaa sheegay  hadii dhalinyarada  ay dhaqan galiyaan  aqoonta  Soolarka  oo ay baranayaan in ay magaalada gaari doono  horumar dhinaca dabka ah.

“waad ogtihiin mugdiga iyo iftiinka waxa ay kala yihiin  xitaa   wuu ka qeyb qaadan karaa nabada dhibka lagu hayo  sida aad la socotaan intii yareed ee soolarka aheed ee magaaladan lagu xiray sida ay uga qeyb qaadatay  hormarka “ ayuu yiri gudoomiyaha dhalinyarada gobolka Hiiraan.

Gudoomiye kuxigeen  dagmada beledweyn Bashiir Xuseen Dhoorre  ayaa ku boorriyay dhalinyara siminaarka loo furay  in wax yaaba ay barteen ay uga faa ideeyaan  bulshada inteeda kalle.

“Waxaa la rabaa   dhibaatadii dalka soo martay iyo  aqoonta qaaligaa ee naloo keenay in ay isla jaan qaadaan  macalimiinta waxa uu inoo soo koobay culuumtan  tamarta ah  wxaaa la rabo in ay kafaa’ideystaan waa arda  idinka waaye markaas ayaa hormar lagaaraa” ayuu yiri Bashiir Xuseen Dhoorre.

Previous Post

Wasiirro ka qeybgalay kulan looga hadlayay sidii hoggaan mideysan loogu sameyn lahaa culuma’udiinka Soomaaliyeed

Next Post

Dhageyso Wark Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Wark Duhur ee Radio Muqdisho

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada  Urur-Goboleedka IGAD

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhiga 74-aad ee Golaha Wasiirrada Urur-Goboleedka IGAD

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad ee...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay saddex arday oo kaalmaha hore ka galay tartan caalami ah oo Qur’aan

September 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex arday oo Soomaaliyeed oo...

Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo xarunta Safaaradda ku qaabishay Safiirka cusub Masar

Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare oo xarunta Safaaradda ku qaabishay Safiirka cusub Masar

September 15, 2026
0

‎Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta Masar u...

Guddiga Aqalka Sare oo Wasaaradda Deegaanka Su’aalo Ka Weydiiyay Dhisidda Hay’adda Saadaasha Hawada

Guddiga Aqalka Sare oo Wasaaradda Deegaanka Su’aalo Ka Weydiiyay Dhisidda Hay’adda Saadaasha Hawada

September 15, 2026
0

Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee BJFS, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo, ayaa maanta xafiiskooda ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In