Kulan wacan dhegeystayaasha nagala socdo bogga Radiomuqdisho todobaadkaan Barnaamijka Wadajir waxaan ku eegaynaa xaalada deegaanada laga xureeyay maleeshiyada Alshabaab ee gobolka Shabeelaha hoose iyo sida ay u soconayaan dadaalada lagu gaarsiinayo adeegyada nolosha muhiimka ah sida gargaarka deg deg ah caafimaadka, waxbarashada iyo mashaariicda kale ee muhiimka nolosha bulshada
Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool
Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.











