Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tirada dhimashada dhul gariirkii Jasiirada Lombok, Indoniisiya oo sii kordheysa

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa jira dadaalo lagu baadi goobaayo dadka dhismayaaya ku hoos jira Maydadkooda ee dalka Indonisia looga dad-gureynaayo inka badan kun dalxiisayaal ajanabi ah, maalin uun kadib markii uu dhul gariir xoog leh ka dhacay waqooyiga dalkaasi.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Dhul-gariiskaasi o ka dhacay waqooyiga Lombok, ayaa wuxuu ku dhintay dad ka badan 91, in ka badan 200 oo kalena si xun u dhaawacay.

Dhul gariiskaasi oo xoog badnaa ayaa waxaa laga dareemay oo kale Jasiiradaha Gili, Bali, Sumbawa iyo qaybo ka tirsan bariga Java.

Baaxada dhul gariirkan ku dhuftay jaziirada Lombok aya lagu sheegay qiyaastii in uu gaarey 6.9 sida ay sheegeen cilmi baarayaal u dhashay Mareykanku taasoo laga garan karo saameyntiisa  uu dhulgariirka ku reebay bulshada ku noolaa Jaziirada caanka ah ee Lombok.

Hay’adda Masiibooyinka e dowlada Indonesia War ka baxay aayaa lagu sheegay in dad gaaraya 92-ruux ay ku dhinteen dhul-gariirkan tiro intaasi ka badanna weli la la’yahay halka dhismayaal iyo Guryo waaweyn kumanaan guryo ahna ay ku burbureen dhul gariirka ku dhuftay jasiirada dalxiiseedka Lombok.

Madaxa Hay’adda Masiibooyinka Muhammad Rum Burburka guryaha iyo dilaaca dhulka ayaa sababay geerida tirada badan ee dadkan .

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Jaamacadda Caalamiga Afrika Ee Dalka Suudaan “SAWIRRO”

Next Post

Ciidamada Danab oo Maleeshiyada Al shabaab kala wareegay Tuulooyin hoostaga Balcad

Next Post
Ciidamada Danab oo Maleeshiyada Al shabaab kala wareegay Tuulooyin hoostaga Balcad

Ciidamada Danab oo Maleeshiyada Al shabaab kala wareegay Tuulooyin hoostaga Balcad

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In