Mashruuc lagu Dhisayay Waddo isku xirta Xaafado ka mid ah Magaalada Beydhabo oo muddo socday Dismaheeda ayaa maanta la soo gaba Gabeeyay, Iyadoo Mashruucaas ay fulinayaanย Dowladda Jabaan.
Waddadaan oo Dhirirkeedu yahay 6 mitir ayaa horay dhibaato waxaa ugu qabay Dib u dhis la,aanteeda ย dadka reer Beydhabo xilliyada Roobabka ay daโayaan Markaas oo waddadaan ay biyo fariisan jireen taas oo caqabad ku noqotay Isticmaalkeeda dadka iyo Gaadiidka.
Dhismaha Mashruucaan waxaa Fulinayay Hayโad laga leeyahay dalka Jabaan sida Uu Radio Muqdisho u sheegay Cabdi Isaaqย oo ah U qeyb samaha hayโadda ย ILO ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.
Dhismaha wadadaan wax ay dabooli doonaan baahidii waddo oo ย ay qabeen Bulshadaย ku dhaqan Magaalada Beydhabo gaar ahaan Xaafadda Buula Jadiid.