Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhismaha Xarunta Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Xarigga Laga Jiray+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dhismaha Xarunta Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Xarigga Laga Jiray+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Maxkamada sare Dalka  iyo Wasiirka Cadaaladda  oo ay wahliyaan wasiiro ka tirsan xuukumada Soomaaliya ayaa maanta xariga ka jaray  qeybo ka mid ah Xarunta  Maxkamada gabolka Banaadir  oo dib u dayactir lagu sameeyay.

Dib u dayactirkani lagu sameeyay Xarunta Maxkamada ayaa waxaa si wada jir ah u fuliyay  Hey,adda Q.M u Qaalbisan horumarinta Mashaariicda UNDP,iyo  Uk IAD,iyadoo madasha ay goob joog ka ahaayeen   Guddoomiyaha Maxkamada sare Dalka xubna Tirsan Golaha wasiirada,  Safiirka Midowga Yurub U fadhiya Dalkeena, Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka  Taliyaha Ciidanka Asluubta, Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Guddoomiyaha ururka Dhalinyarada iyo marti sharaf kale .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha Maxakamada Gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur  iyo Xeer  Ilaaliyaha  Guud Ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir Ayaa Ugu  horeyn  faahaahin  ka bixiyay  qeybaha  Dayactirka lagu sameeyay iyagoo ugu mahadceliyay hey’adaha gacanta ka siisayay dib u dayactirka lagu Sameeyay.

Mr Defid oo ah Mas’uu’lka Fuliyay Mashruucani  dib u Dayactirka loogu sameyay Qeybo ka mid ah Maxkamada Gobolka Banaadir Ayaa sheegay in waqti ay galiyaan in dhismahani ay dib u dayactiraan oo muhiimad gaar ah u leh dadka iyo Dalka Soomaaliyeed.

Wasiirka Amniga Gudaha Cabdirisaaq  Cumar Maxamed iyo Wasiirka Cadaaladda  Cabdulaahi Axmed jaamac Ilka Jiir ayaa  Bogaadiyay  dib u dayactirkani lagu sameeyay xarunta Maxmkamada Gobolka.

Guddoomiyaha Maxkamada Sare Dalka Caydiid Cabdulaahi  Ilka Xanaf ayaa  beesha caalamka ugu baaqay in  Lacagaha Soomaaliya ay ugu  talogaleen in howla muhiim  ugu qabtaan sida  dhismaha xarumaha  dowladda oo ah  kuwa iminka bur bur  ka muuqada.

Dowladda Federaalka Somaaliya iyo Hey’adaha Hoos taga beesha caalamka ayaa Mudooyinkii Dabe  Waday Dadaalo  dib u dayactir loogu sameynayo xaruumaha dowliga ah iydoo tani qeyb ka tahay  dib u dayactirkeeda.

xarig-1 xarig-2 xarig-3 xarig-4 xarig-5 xarig-6 xarig-7 xarig-8 xarig-9

Previous Post

Ganacsatada Magaalada Johannesburg Oo Heshiis Gaaray “Sawirro”

Next Post

Xarun Cilmi Baaris Ah Oo Cadaado Laga Furay “Sawirro”

Next Post
Xarun Cilmi Baaris Ah Oo Cadaado Laga Furay “Sawirro”

Xarun Cilmi Baaris Ah Oo Cadaado Laga Furay “Sawirro”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In