Wednesday, November 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
3 weeks ago
in Wararka
0
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka jaray dhismayaal qayb ka ah qorshaha dib-u-habaynta iyo casriyeynta Madaxtooyada Qaranka.

Dhismayaasha uu xarigga ka jaray Agaasimuhu waxaa ka mid ah astaanta Madaxtooyada iyo dhismeyaal kale oo muhiim u ah muuqaalka iyo bilicda guriga ee Madaxtooyada Qaranka Soomaaliyeed.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo agab muhiim ah guddoonsiisay bulshada Beladweyne

Hay’adda SoDMA oo agab muhiim ah guddoonsiisay bulshada Beladweyne

November 9, 2026
Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

November 8, 2026

Agaasime Sakariye ayaa bogaadiyey dadaalka iyo wada-shaqaynta lagu hirgeliyey hawlahan, isaga oo si gaar ah ugu mahadceliyey shaqaalaha, farsamayaqaannada iyo qaybaha kala duwan ee ka qayb qaatay qorshaynta, dhismaha iyo dhammaystirka hawlahan.

Ugu dambayn, Kusimaha Agaasimaha Guud ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay xoojinta dadaallada lagu horumarinayo Madaxtooyada Qaranka, maadaama ay muujinayso horumarka iyo dib u kabashada dalkeenna

Previous Post

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Next Post

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Next Post
Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Hay’adda SoDMA oo agab muhiim ah guddoonsiisay bulshada Beladweyne

Hay’adda SoDMA oo agab muhiim ah guddoonsiisay bulshada Beladweyne

November 9, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Munaasabadda Caleema-saarka hoggaanka Hirshabelle

November 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Jowhar

November 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada...

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

Weerar sababay khasaaro nafeed oo lagu qaaday saldhig ku yaalla dalka Colombia

November 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Militariga Dawladda colombiya ayaa shaaciyey in saddex askari oo kamid ahaa Ciidnkooda la dilay halka ugu yaraan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In