Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhul muddo 20 sano kadib dadkii lahaa maanta lagu wareejiyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dhul muddo 20 sano kadib dadkii lahaa maanta lagu wareejiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026

Dhulkan maanta dib loogu celiyay dadkii iska lahaa oo mudo 20 sano ka badan laga haystay ayaa waxaa uu ku yaala degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir Waaxda Halgan Agagaarka Saldhiga Booliska degmadaas waxaana si Rasmi ah ugu wareejiyay dadkii isla lahaa gudoomiyaha maamulka degmada Yaaqshiid Cusmaan Maxamuud Cadaawe oo uu wehlinayay guddiga xalinta khilaafaadka degmadaas oo howshaan gacanweyn ku lahaa.
Gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa horey amar ugu bixiyay in dadkan dib loogu celiyo dhulkooda isagoo Maamulka Yaaqshid u xilsaaray fulinta howshaas,Haaruun Xasan Culusow oo ah wiilka uu dhalay ninka iska lahaa dhulkan ayuu Gudoomiyuhu ku wareejiyay Ducumentiga cadaynaya lahaanshaha Dhulkaas waxaana maamulka gobolka iyo Kan degmada Yaaqshiidba u mahad naqay in ay dib ugu soo celiyaan hantidooda oo mudda aad u dheer gacantooda ka maqaneyd.
Mudane Cusmaan Maxamuud Cadaawe guddoomiyaha degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir oo isagu dadkan dhulkooda maanta ku wareejiyay ayaa waxaa uu sheegay in Maamulka gobolka Banaadir uu go’aan ka gaaray dacawdii ka taagneed Dhulkan la soo geba gebeeyo.

Previous Post

Shaqaalaha Wasaaradda Gaashaandhiga Oo Munaasabad Soo Dhaweyn ah U Sameeyay Wasiirka iyo Ku Xigeennadiisa “Sawirro”

Next Post

Shirka Qurbajooga Soomaaliyeed oo ka furmay Magaalada Kigali , Rwanda”sawiro”

Next Post
Shirka Qurbajooga Soomaaliyeed oo ka furmay Magaalada Kigali , Rwanda”sawiro”

Shirka Qurbajooga Soomaaliyeed oo ka furmay Magaalada Kigali , Rwanda"sawiro"

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

April 2, 2026
0

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee (GANHRI), oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Geneva, ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In