Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Dhulgariir dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay dalka Turkiga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Dhulgariir dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay dalka Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay 37 kalena way ku dhaawacmeen kaddib markii uu dhulgariir ka dhacay gobolka Van ee daklka Turkiga Axada maanta ah sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee dalkaas.

Sagaal ka mid ah dadka dhaawacmay ayaa ku jira xaalad halis ah, sida la sheegay.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Wasiirka Arimaha Gudaha ee dalkaas  Suleyman Soylu ayaa sheegay in seddex kamid ah dadka dhintay ay ahaayeen carruur, isagoo intaa ku daray in guryo gaaraya 1,066  ay burbureen.

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee dalkaas ayaa durba bilowday howlo lagu soo badbaadinayo dadka.

“Dadaallada baadi doonka iyo badbaadinta dadka ayaa socda,” ayuu yiri wasiir Soylu.

Dhulgariirkan oo cabirkiisa uu ahaa 5.7 qiyaasta dhulgariirada  ayaa ku dhuftay xudduuda Turkiga iyo Iran.

Warbaahinta Dowladda ee loo yaqaan ‘TRT ayaa sheegtay ina dhulgariirka uu saameyey illaa 43 tuulo oo ku yaal dalka Turkiga, kuwaasoo ay horey uga dhaceen dhulgariiro xoog leh.

Waxaa turjuntay: Aamina Ladan Axmed Cali

Previous Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kormeeray Garoonka diyaaradaha Baydhabo

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Mutadawiciinta joogtada ah ee Ololaha Isxilqaan “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Mutadawiciinta joogtada ah ee Ololaha Isxilqaan “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Mutadawiciinta joogtada ah ee Ololaha Isxilqaan “SAWIRRO”

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In