Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhuusamareeb oo lagu qabtay xuska todobaadka naas nuujinta “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Dhuusamareeb oo lagu qabtay xuska todobaadka naas nuujinta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad loogu sharaxayay faa’iidada Caafimaad ee naas nuujintu u leedahay Hooyada iyo dhallaankeeda, ayaa lagu qabtay Magaalada Dhuusamareeb waxaana ka soo qey galay  madax iyo howl-wadeeno ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Galmudug.

Intii munaasabadu socotay ayaa waxaa Wasaaradda Caafimaadku soobandhigtay tirada dadka ka qayb galey howshaasi balaaran ee lagu xoojinayay koriiimada carruurta iyo ilaalinta caafimaadkooda.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Maxamed Cali Ciireey, madaxa nafaqada Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo qaar ka mid ah haweenka munaasabadan lagu casuumey ayaa ugu horeyn goobta ka hadlay, iyagoona sharaxay muhiimada naas nuujintu u leedahay dhallaanka.

Cabdixakiin Maxamed Diiriye, agaasimaha waaxda qorsheynta  ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa intaa kadib xusey in xuska todobaadka naas nuujinta uu qayb ka yahay barnaamijyada sanadlaha ah ee lagu dhiso Caafimaadka Bulshada.

Ugu dambeyn agaasimaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed oo soo xiray xuska todobaadka naas-nuujinta ayaa tilmaamey in howshan ay qayb ahaan ka timid mas’uuliyado isku tagey oo dhamaan wada qiraya faa’iidada caafimaad ee naas-nuujinta carruurta.

Previous Post

Akadeemiyada Cilmiga, oo tababar u furtay xubno ka tirsan Guddigii 4aad ee Afka Soomaaliga “SAWIRRO”

Next Post

Musharrax Madaxweyne Cabdikariin Guuleed oo soo dhaweeyey doorashadii maanta dhacday ee guddoonka guddiga doorashada Soomaaliland

Next Post
C/Kariin Guuleed “Waxaan rajeynayaa in dadaalka xukuumadda ee qabsoomidda shirka iyo doorasho hufan uu mira-dhalo”

Musharrax Madaxweyne Cabdikariin Guuleed oo soo dhaweeyey doorashadii maanta dhacday ee guddoonka guddiga doorashada Soomaaliland

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In