Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dib u milicsiga Qoondada Haweenka ee hanaanka Doorashadii 2022 oo laga dooday

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Dib u milicsiga Qoondada Haweenka ee hanaanka Doorashadii 2022 oo laga dooday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaannada Haweenka ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka qeyb-galay Dood-wadaag,uu soo Qaban-qaabiyay  Xafiiska Raisulwasaaraha taasoo la xariirtay, Dib-u_milicsiga Qoondada Dumar ay ku lahaayeen, Hanaanaka Doorashada 2022.

Intii ay socotay,Dood wadaaga,waxaa goobta ka hadlay, Madaxdii iyo Mas’uuliyiintii kala duwanaa, ee kasoo qeyb-galay, oo ay ugu horeeyaan Xildhibaanada Haweenka, ee kujira Baarlamaanka 11aad ee  Golaha Shacabka ayagoo aad ugu dheeraaday marxaladihii iyo caqabadii soo wajahay, intii ay socotay Doorashadii Dadbaneyd ee Dalka ka dhacday 2022.

Related posts

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

February 23, 2026

Dhanka kale, waxaa dhankooda ka hadlay, goobta, Gudiyadii FEIT iyo SEIT,  ayagoo sheegay Heerarkii kale duwanaa, ay soo martay Doorashadii Dadbaneyd ,gaar ahaan Qoondada haweenka,maadama ay qeyb ka hayd, heshiiskii 17September ilaalinta Qoondada Haweenka 30% ayagoona sheegay inay hoos udhacday, Xildhibaanada Haweenka ee kujira  Baarlamaanka 11aad  ay yihiin 20% halka Baarlamaanka 10aad  ay ahaayeen haweenka 24%..

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay Odoyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed

Next Post

Shacabka reer Muqdisho oo ka qeyb-galaya isu-soobaxa la dagaalanka Khawaarijta

Next Post
Shacabka reer Muqdisho oo ka qeyb-galaya isu-soobaxa la dagaalanka Khawaarijta

Shacabka reer Muqdisho oo ka qeyb-galaya isu-soobaxa la dagaalanka Khawaarijta

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

Adeegyada dad-dhigista iyo Tirakoobka Xaaladaha Madaniga ah oo laga wada hadlay

February 23, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

Safiirka Soomaaliya ee Australia oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga Danjirenimo

February 23, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Australia Danjire Dr Faysal Axmed Salaad ayaa si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga...

Wasiirka Hawlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Wasiirka Hawlaha Guud XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

February 23, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa si rasmi...

Taliyaha Qaybta Guud ee booliska oo guddoomiyey kulanka xoojinta Amniga Caasimadda

Taliyaha Qaybta Guud ee booliska oo guddoomiyey kulanka xoojinta Amniga Caasimadda

February 23, 2026
0

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo ay isugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In