Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dibadbax ay sameeyeen Xoogsatada dekedda Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Dibadbax ay sameeyeen Xoogsatada dekedda Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dibadbaxan oo uu soo qaban qaabiyay guddiga iskaashatooyinka gaadiidka xamuulka ee Dekedda Muqdisho ayaa lagu taageerayay madaxweynaha la doortay mudane Maxamed C/laahi “Farmaajo” , waxeyna xoogsatadu ka codsadeen madaxweyne Farmaajo in uu dib ugu celiyo shaqadii ay ka hayeen dekedda Muqdisho.

Gudoomiyaha guddiga iskaashatooyinka gaadiidka xamuulka  Xaaji Cismaan Geeddi ayaa sheegay in iskaashatadu ay diyaar u tahay in dib loogu celiyo howlihii dekedda iyo in ay ka qeybqaataan dib u dhiska dalka.

Related posts

Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soojeedinta Guddiyada Dastuurka

Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soojeedinta Guddiyada Dastuurka

February 16, 2026
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab

February 16, 2026

Xoogsatada Dekedda Muqdisho ayaa ka dalbaday madaxweyne Farmaajo in uu dib ugu celiyo howlohoodi ay ka hayeen dekedda.

Guddiga iskaashatada gaadiidka xamuulka ah oo ka kooban 29 xubnood ayaa guddoomiye u doortay  Xaaji Cismaan Geeddi oo shaqada iskaashatada ku soo jiray ilaa sanadkii 1973-dii halka  Xasan Jimcaale Carab loo doortay gudoomiye ku xigeen.

vlcsnap-2017-02-15-15h17m32s631 vlcsnap-2017-02-15-15h17m41s659 vlcsnap-2017-02-15-15h17m57s930 vlcsnap-2017-02-15-15h18m11s381 vlcsnap-2017-02-15-15h18m33s070 vlcsnap-2017-02-15-15h19m02s882

Previous Post

Madaxweynaha oo qaabilay wafuud ka kala socotay Jarmalka iyo Masar

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in 22-ka Bishaan la joojiyay duulimaadka Diyaaradaha ee Muqdisho

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in 22-ka Bishaan la joojiyay duulimaadka Diyaaradaha ee Muqdisho

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in 22-ka Bishaan la joojiyay duulimaadka Diyaaradaha ee Muqdisho

Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soojeedinta Guddiyada Dastuurka

Xildhibaannada Labada Aqal oo ka dooday wax-ka-beddelka Cutubka 6-aad ee soojeedinta Guddiyada Dastuurka

February 16, 2026
0

Waxaa maanta si rasmi ah u furmay kulanka 17-aad ee wadajirka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo ay...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab

February 16, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa si rasmi ah...

Wasiirka Amniga Gudaha oo gaaray Tanzania

Wasiirka Amniga Gudaha oo gaaray Tanzania

February 16, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda...

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

February 16, 2026
0

Dowladda Turkiga ayaa waxaa shalay laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In