Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dibaxbaxyo Lagu Dalbanayo in Albaabada Loo Furo Qaxtootiga Ku Qulqulaya Yurub oo Ka Dhacay Jarmalka.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Dibaxbaxyo Lagu Dalbanayo in Albaabada Loo Furo Qaxtootiga Ku Qulqulaya Yurub oo Ka Dhacay Jarmalka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qiyaastii dad ku dhow 4,000 oo qof oo mudaaharaadayaal ah ayaa banaanbax ka dhigay afaafka hore ee Wasaaradda Arimaha Gudaha ee caasimadda Jarmalka ee Berlin, iyaga oo codsaday in albaabada loo furo magangalyo doonka ku xaniban xuduudka dalalka Turkiga iyo Giriiga.

Bannaanbaxayaasha ayaa socod dheer kusoo maray qaar kamid ah waddooyinka magaalada iyagoo ujeedkoodu ahaa inay ka jawaabaan codsiga dadka qaxootiga ah ee ku xaniban xuduudka Giriiga iyo Turkiga kuwaas oo dhibaato adag ay ku haysato deegaanada xadka ah oo baraf iyo dayalo xoogan ka jiraan.

Related posts

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026

Banaanbaxayaasha ayaa watay boorar ay ku qoran yihiin erayo ay ka mid yihiin “Europe albaabada ha u furto qaxootigaโ€ , waxay sidoo kale ka codsadeen Dawladda Jarmalka inay magangelyo siiso qaxootiga si ay ugu noolaadaan dalkaasi Jarmalka.

Waxay tilmaameen in magangalyo doonka ku sugan xuduudaha Turkiga iyo Giriiga loola dhaqmay si ka baxsan bini aadantinimada iyo xuquuqda aadanaha iyadoo loo gaystay jir dil xad dhaaf ah iyo garaacid aan loo aaba yeelin oo si bareer ah loogu gaystay dadka qaxootiga ah.

Previous Post

Shaqaalaha Xafiisyada Hantidhowrka Guud iyo Guddiga Xadaynta Xduudaha Federaalka oo Maanta ka Qayb ah ololha isxilqaan.

Next Post

Tirada dadka u dhintay Caabuqa Coroona gudaha dalka Shiinaha oo korortay.

Next Post
Tirada dadka u dhintay Caabuqa Coroona gudaha dalka Shiinaha oo korortay.

Tirada dadka u dhintay Caabuqa Coroona gudaha dalka Shiinaha oo korortay.

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In