Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaarad laga leeyahay Mareykanka oo ku burburtay Japan

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Diyaarad laga leeyahay Mareykanka oo ku burburtay Japan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Diyaarad Milateri oo laga leeyahay dalka Mareykanka oo siday Sideed Askari, ayaa maanta oo Arbaca ah ku burburtay xeebaha dalka Japan, sida ay shaaciyeen ciidamada ilaalada xeebaha ee Japan.

Afhayeen u hadlay Ciidamada Ilaalada Xeebaha Japan ayaa u sheegtay Wakaaladda Wararka Faransiiska, in diyaarad militari oo Mareykan laga leeyahay oo nooca Osprey ah ay ku burburtay jasiiradda Yakushima.

Related posts

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

October 4, 2026

Warbaahinta Japan ayaa sheegtay in diyaaraddu ay ka ambabaxday saldhigga ciidamada cirka ee Yokota ee Tokyo kuna sii jeeday saldhigga Kadena ee Okinawa, balse markii ciladdu haleeshay ay damacday in ay ku degto Garoonka diyaaradaha ee Yakushima, waxana intaa ku dareen in Matoorka bidix ee diyaaradda uu dab ka kacay sidaana ay ku gubatay.

Previous Post

Hayโ€™adda SODMA oo soo saartay digniino Cusub

Next Post

Ciidanka Xoogga dalka oo Howlgallo ka sameeyay gobolka Bakool

Next Post
Ciidanka Xoogga dalka oo Howlgallo ka sameeyay gobolka Bakool

Ciidanka Xoogga dalka oo Howlgallo ka sameeyay gobolka Bakool

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q. M

October 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hayโ€™adda ku qaabilay George Conway, Ku-xigeenka...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐ซ๐ข๐ ๐ ๐š ๐ค๐š ๐ฃ๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐‚๐š๐ซ๐ฐ๐š๐๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta xarig-jaray Bandhigga Carwada Ganacsiga Banaadir, oo lagu qabtay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In