Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dood Cilmiyeed ku saabsanaa awoodsiinta haweenka oo maanta lagu soo gebagebeeyay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dood Cilmiyeed ku saabsanaa awoodsiinta haweenka oo maanta lagu soo gebagebeeyay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood cilimyeedkan maanta lasoo gabagabeeyay oo ujeedkiisa wuxuu ahaa Awoodsiinta Haweenka ee dhinacyada siyaasada dhaqaalaha iyo arimaha bulshada ayna soo qabanqaabsiay  Hay’ada CED ayaa waxaa loo qabtay 100-Haween ah oo ka kala socday Ururada haweenka.

Xiritaanka Kulanka dood cilimyeedka ahaa ayaa waxaa ka qeybgalay wasiir ku xigeenka Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Muumino Sheikh Cumar  Haweenka Qaranka oo ay horkeceysay Gudoomiye ku xigeenka Ururka haweenka Qaranka Canab Xasan Cilmi ,iyo masuuliyiinta hay’ada kulanka soo qabanqaabisay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Agaasimaha Hay’ada CED Prof C/llahi Cali Xusen ayaa shwwgay in ujeedada aoon isweydaarsigan uu yahay awoodsiinta haweenka ee dhinaca arrimaha bulshada

Wasiir kuxigeenka Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Muumino Sheikh Cumar oo ka hadashay gabagabadii Kulanka ayaa u mahadcelisay Hay’ada CED ee soo qabanqabaisay Dood cilmiyeedka iyadoona kula dardaarantay Haweenkii loo qabtay Dood Cilmiyeedka inay haweenka kale u faa;iideeyaan wixii labaray.

Kulankii Dood cilmiyeedka ahaa ee maanta loosoo gabagabeeyay Haweenka ka kala socday Ururada haweenka ee Magaalada Muqdisho ayaa intii uu socday waxaa Computero iyo agab kale la gudoonsiiyay qaar kamdi ah Haweenkii loo qabtay Dood cilmiyeedka.

Previous Post

Maamul cusub oo loo magacaabay deegaanka Buurdhuxunle ee gobolka Bakool

Next Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In