Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dood cilmiyeed looga hadlayay adeegsiga argagixisada ee baraha xiriirka bulshada oo lagu qabtay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Dood cilmiyeed looga hadlayay adeegsiga argagixisada ee baraha xiriirka bulshada oo lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood cilmiyeed looga hadlayay saameynta ay argagixisadu ku leedahay adeegsiga baraha bulshada ay ku xiriiraan ee Internetka iyo sida looga hortagi karo ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Dood cilmiyeedka ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, aqoonyahanno, iyo suxufiyiin, waxaana la isku dhaafsaday fikrado ku wajahan sida looga hortagi karo in argagixisadu ay baraha isku xirka bulshada u isticmaalaan afkaartooda gurracan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gudoomiyaha Majmaca culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo halkaasi ka hadlay ayaa tilmaamo ka bixiyay dacaayadaha been abuurka ah iyo muuqaallada argagaxa leh ee argagixisadu soo dhigaan baraha xiriirka bulshada, isagoo hoosta ka xariiqay in dowladda looga baahanyahay wacyigelin dheeraad ah.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa ayaa sheegay in warbaahinta looga fadhiyo iney bulshada u soo gudbiyaan wax dan u ah bulshada, isagoo dhaliil u soo jeediyay qaar ka mid ah Websidyada iyo dadka baraha bulshada ku soo qora waxyaabo ay ku argagaxaan bulshada Soomaaliyeed.

Gudoomiyaha hey’adda wacyigelinta bulshada CCA Maxamed Cajiib oo isagu soo qaban qaabiyay dood cilmiyeedka ayaa sheegay in ujeedada ay kulankan u soo diyaariyeen ay tahay ka hadalka sida loo isticmaalo baraha xiriirka bulshada ee Intarnetka.

Waa dooddii ugu horreeysay ee nooceeda ah oo lagu qabto magaalada Muqdisho

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Musharax Axmed Macallin Fiqi oo lagu soo dhaweeyay Cadaado

Next Post
Musharax Axmed Macallin Fiqi oo lagu soo dhaweeyay Cadaado

Musharax Axmed Macallin Fiqi oo lagu soo dhaweeyay Cadaado

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In