Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dood Cilmiyeed looga hadlayay Xaaladda Dalka oo ka dhacday Magaalada Khartuun+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Dood Cilmiyeed looga hadlayay Xaaladda Dalka oo ka dhacday Magaalada Khartuun+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood Cilmiyeed lagu gorfeeynayay xaaladda uu Dalka marayo islamarkaana ay marti ku ahaayeen Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Biritan  Cabdraxmaan Caynte  iyo Madaxa Cilmi Baarista Machadka Hirtaje  Cabdirashiid Khaliif Xaashi ayaa waxaa ka soo qeeyb galay Diplomaasiyiinta Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan, Jaaliyadda, Salaadiin, Aqoonyahano, iyo madaxda ururka Ardayda Soomaaliyeed ayaa waxaa soo Agaasimay u qeybsanaha Warfaafinta Safaaradda Soomaaliyeed   ee Dalka Suudaan Fiidow Maxamuud Fiidow.

Danjire Cabdiraxmaan Caynte ayaa shegay in Soomaaliya marka laga hadlaayo Siyaasaddeeda xiligan ay tahay mid hagaagsan kana soo kabatay  dhamaan dhibaatooyinkii ka soo wajahay Burburkii Dowladii Dhaxe ku yimid horayna loo socdo marba marka ka danbeeso.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026

Cabdirashiid Khaliif Xaashi oo ah Madaxa Xaruunta Cilmi Baarista ee Hiritaje kana mid ahaa martida Dooddaasi ka qeybgalay ayaa  cadeyay in Soomaaliya aanu heeysan garab buuxa loona baahanyahay Aqoonyahanka Soomaaliyeed  in ay mideeyaan Fikradahooda ku aaddan Hormarka Dalka loogana Hortagayo Dhibaatooyinka soo wajaha.

Gabagabdii Dood Cilmiyeedka ayaa waxaa soo afjaray Fiidow Maxamuud Fiidow u Qeybsanaha Warfaafinta Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan,  isagoo tibaaxay in Xafiiska Warfaafinta Safaaradda uu yahay mid u taagan u adeegida dhamaan Aqoonyahanka Soomaaliyeed ee ku sugan Suudaan Doodaha noocan oo kalana ay sii labajibaari doonaan.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay Hey’adda IMF iyo Bangiga Aduunka (Sawirro)

Next Post

Guddoomiye Jawaari iyo ku-xigeenkiisa 2aad oo la kulmay danjireyaal

Next Post
Guddoomiye Jawaari iyo ku-xigeenkiisa 2aad oo la kulmay danjireyaal

Guddoomiye Jawaari iyo ku-xigeenkiisa 2aad oo la kulmay danjireyaal

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Baydhabo kula kulantay Ururrada Haweenka

April 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Turkiga

April 4, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Benaadir

April 4, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

Xarunta Shaybaarka Biyaha ee Gobolka Banaadir oo la daahfuray

April 4, 2026
0

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In