Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dood cilmiyeed looga hadlayay xaalka Warfaafinta Soomaaliya oo lagu qabtay Magaalada Khartoum ” SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Dood cilmiyeed looga hadlayay xaalka Warfaafinta Soomaaliya oo lagu qabtay Magaalada Khartoum ” SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood cilmiyeedan ayaa waxaa ka soo qeebgalay madaxda Safaaradda uguna horeeyo Lataliyaha koowaad ee Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan Ibraagim Guure uqeebsanaha dhanka waxbarashada ee isla Safaaradda Cabduqaadir Guulane  gudoomiyaha Jaaliyada reer Suudan Cabduwali Xasan Xuseen Fadiilatu gudoomiyaha ururka ardayda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan Cabdirisaaq Burtinle iyo madaxda ururda axzaabta siyaasadeed ee ka jirta Khartuum aqoonyahanada qeebahooda kala duwan.

Dood cilmiyeedkan oo ay soo abaabushay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan gaar ahaan xafiiska warfaafinta ayaa waxa cinwaankeedu ahaa xaalka dhabta ah ee ku sugan tahay Warfaafinta Soomaaliya si guud iyo waxa mustaqbalka laga yaabo in ay hiigsato.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Waxaana dood cilmiyeedaasi soo jeedinayay Cali Xalane oo ah wariyaha BBC-da  qeebta afka Carabiga xafiiska Muqdisho iyo Liibaan Cabdi Cali oo isna ka tirsan wasaaradda Warfaafinta dowladda Soomaaliya kuwaa oo marti ku ahaa dalka Suudaan ayaa waxay aad ugu dheeraadeen hormarada kala duwan oo ay gaartay saxaafadda Soomaaliya iyadoo dalku marxalado kala duwan soo maray

Uqeebsanaha warfaafinta Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan oo doodcilmiyeedaasi soo agaasimay Fiidow Maxamuud Fiidow ayaa sheegay in saxaafadda Soomaaliyeed ay tahay mid inta badan soomartay heerar kala duwan isagoo xusay in warbaahinta hadii loo adeegsado dhanka wanaaga ah ay tahay mid u horseedi karta bulshada ay warka u tabinayaaan dhan hormareed dhanka kalana sheegay in uu soo dhaweenayo saxafiiyiinta doodaasi martida ku ahayd xafiiska warfaafinta Safaaradda Soomaaliyeedna diyaar layahay in ay qabtaan barnaamijyada noocan oo kale ah

Cali xalane ayaa dhankiisa ku dheeraaday saxaafadda soomaaliya iyo waxyaabihii ay soo qabatay isgaoo sheegay in xiligan soomaaliya inta badan ay ka sii idlaaneeso  saxafada dhanka akhriska oo ulajeeday wargaysyada ama jornaalada loona batay dhanka dhagaysiga fmyada ama raadiyaha iyo tvyada maadaama buu yiri aanan joornaalku ama wargaysku awoodin in durba uu gaaro gobolada kala duwan ee soomaaliya maadaama aanu jirin awood buuxda oo dhanka dowladda ah kana doorbideen shacabka idaacadaha ama tvyada in ay dhageestaan ama daawadaaan

Gabagbadii doodaasi ayaa waxaa soo xiray lataliyaha koowaad ee safiirka soomaaliya u fadhiya dalka suudaan ibraahim guure isagoo amaanay xafiiska warfaafinta safaarada  soomaaliyeed ee dalka suudaan sida quruxda badan ee uu u soo agaasimay doodan una tacsiyadeeyay allaha u naxariiste axmed xasan cowke oo ahaa saxafi magic iyo maamuusba ku dhax leh bulshada soomaaliyeed meel walboo ay joogto isagoo alle uga baryay in uu alle janadiiisa ugu deeqo

DSC01874 DSC01883 DSC01885 DSC01886 DSC01890 DSC01891 DSC01894 DSC01901 DSC01906 DSC01908 DSC01922 DSC01926 DSC01928 DSC01929 DSC01933 DSC01934 DSC01951 DSC01965 DSC01967 DSC01968 DSC01982 DSC02071 DSC02079 DSC02094

Previous Post

Golaha Wasiirada oo kulankoodii maanta ugu baaqay dhinacyada Gaalkacyo inay Ixtiraamaan heshiiska+Sawirro

Next Post

Qunsulka guud ee Soomaaliya Jeddah iyo Agaasimaha guud ee laanta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sucuudiga oo kulmay+Sawirro

Next Post
Qunsulka guud ee Soomaaliya Jeddah iyo Agaasimaha guud ee laanta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sucuudiga oo kulmay+Sawirro

Qunsulka guud ee Soomaaliya Jeddah iyo Agaasimaha guud ee laanta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sucuudiga oo kulmay+Sawirro

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In