Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dood wadaag ku saabsan bartilmaameedka Yoolka Caafimaadka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Dood wadaag ku saabsan bartilmaameedka Yoolka Caafimaadka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Maryama Maxamed Xuseen ayaa soo xirtay dood cilmiyeed ku saabsan horumarka Soomaaliya ee ku wajahan bartilmaameedka Yoolka Caafimaadka loodhanyahay ee uu hiigsigiisu yahay 2030-ka.

Munaasabadda Dood Cilmiyeedka waxaa ka qeybgaley Agaasimayaal, Dhakhaatiir, Khuburo Caafimaad, Xubno ka socday Dowlad goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, Maamulka Jaamacadda SIMAD, iyo Marti Sharaf kale.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026

Dood Cilmiyeedkan ayaa hordhac u ahaa madasha Daboolista baahiyaha Caafimaadka Caalamiga ah ee loodhnayhaya iyo sidii Soomaaliya u gaari laheed yoolka Caafimaadka loodhanyahay oo qorshihiisu soo bollowdey xili hore islamarkaana hadda maraya heer fiican iyadoo yoolkan guud ahaan wadamada Caalamka ay u madalsanyihiin gaaristiisa iyo in ay bulshooyinka Caalamka kuwada naaloodaan Caafimaad dhamaystiran.

Yoolka Caafimaadka loodhanyahay waa sinnaan iyo in nidaamyada Caafimaadku u shaqeeyaan in qof kasta uu helo Caafimaad dhamaystiran iyada oo aan loo eegin cidda ay yihiin, meesha ay ku nool yihiin, ama inta lacag ee ay haystaan, waxayna qeyb ka tahay hiigsi xaqiijinta qorshaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee ah in Muwaadin kasta uu hello xuquuqdii Caafimaad ee uu u baahnaa.

Halku dhigga yoolka Caafimaadka loo dhan yahay ayaa ah ‘Qof kasta waxa uu xaq u lee yahay in uu hello adeeg Caafimaad’

Previous Post

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay dhiggiisa Magaalada Doha “SAWIRRO”

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo shir amniga ku saabsan ku qabaneyso Xarunta QM

Next Post
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo shir amniga ku saabsan ku qabaneyso Xarunta QM

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In