Sunday, February 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorka Culimada ee la dagaallanka Afkaarta khaldan ee khawaarijta oo laga hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Doorka Culimada ee la dagaallanka Afkaarta khaldan ee khawaarijta oo laga hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayay doorka Culimadu ay ku leeyihiin Suulinta Afkaarta Khaldan ee khawaarijta oo ay ka qeyb galeen Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Galmudug oo lagu qabtay Deegaanka Ceeldibir ee Gobalka Mudug

Kulanka oo ay soo agaasimeen Culimada deegaanka Ceeldibir isla markaana ahaa mid lagu soo dhaweeynayay Wafdi ka socday Wasaaradda Awqaafta Galmudug oo uu hogaaminayay isku duwaha Gobalka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Galmudug Macalin Cabdullaahi Axmed Xirsi ayaa Cullimadda deegaankaasi oo ay ugu horaayaan Culimadii ka qeyb qaadatay howlgalladii Ciribtirka Argagixsada ee ka dhacay Deegaano ka tirsan koofurta Gobalka Mudug ayaa sheegay in si weyn ula shaqeeynayaan Madaxda Wasaaradda heer Wasiir ilaa heer Gobal.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Ciidamada Cirka ugu hambalyeeyay sanad-guuradoodii 66-aad ee aasaaskooda

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Ciidamada Cirka ugu hambalyeeyay sanad-guuradoodii 66-aad ee aasaaskooda

February 15, 2026
Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM

February 15, 2026

isku duwaha Gobalka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Galmudug Macalin Cabdullaahi Axmed Xirsi ayaa uga mahad celiyay ugu dambeyn soo dhaweynta iyo doorkooda ku aadan la dagaallanka afkaarta kuwa suurad xumeynaya Diinta oo ay ugu horeeyaan khawaarijta arxanka daran ee baneeystay dhiigga iyo maalka Islaamka

Macalin Cabdullaahi ayaa waxa uu balan qaaday in ka Wasaarad ahaan ay door muuqda ka qaadan doonaan suulinta iyo la dagaallanka anshaxa xumida iyo marin habaabinta Dhallinyarada.

Previous Post

Isu soo bax ka dhan ah Khawaarijta oo ka dhacay Xeebta Liido

Next Post

Somali FM Discusses Enhanced Cooperation in Diplomatic Training with Turkish Diplomatic Academy Director

Next Post
Somali FM Discusses Enhanced Cooperation in Diplomatic Training with Turkish Diplomatic Academy Director

Somali FM Discusses Enhanced Cooperation in Diplomatic Training with Turkish Diplomatic Academy Director

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Ciidamada Cirka ugu hambalyeeyay sanad-guuradoodii 66-aad ee aasaaskooda

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Ciidamada Cirka ugu hambalyeeyay sanad-guuradoodii 66-aad ee aasaaskooda

February 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Hambalyo u diray Ciidanka Cirka ee XDS oo maanta...

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM

February 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO():-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Habka Is-Qiimeynta iyo Dib-u-Eegista Maamul-Wanaagga Afrika ee APRM , oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashooyinka Qof iyo Cod ee dalka laga horgeliyay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay doorashooyinka Qof iyo Cod ee dalka laga horgeliyay

February 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in doorashadii Qof iyo Codka ee ka dhacday...

Safiirka JFS ee dalka Koonfur Africa oo kulan la qaatay Culimada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ee dalkaas

Safiirka JFS ee dalka Koonfur Africa oo kulan la qaatay Culimada iyo Waxgaradka Soomaaliyeed ee dalkaas

February 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(KOONFUR AFRIKA):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika, Mudane Maxamad Sheekh Isxaaq, ayaa kulan ballaaran oo is-xogwaraysi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In