Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladaha Soomaaliya iyo Jarmalka oo ka wada hadlay horumarinta Waxbarashada iyo Caafimaadka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Dowladaha Soomaaliya iyo Jarmalka oo ka wada hadlay horumarinta Waxbarashada iyo Caafimaadka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdisho, September, 5, 2018:- Wasirika Waxbarashada Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane  Cabdullaahi Goodax Barre iyo Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta si wada jir ah u Guddoomiyay shir looga hadlayay mashruuc cusub oo dowladda Jarmalka ugu talo gashay in lagu horumariyo Waxbarashada iyo Caafimaadka.

 

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026

Madaxa arrimaha iskaashiga Safaraadda Jarmalka Mr. Marius Rauh, Madaxa ururka KFW Claudia buerkin, ku xigeenka u qeybsanaha  hay’ada UNICEF Soomaaliya Mr. Jesper Moller, ku xigeenka madaxa hay’adda WFP ilaria Dettor Iyo hawlwadeeno kale, ayaa kulanka goob joog ka ahaa.

Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa dowladda Jarmalka uga mahad celiyay tageerada ay markasta la garab taagan tahay Soomaaliya.

Mudane Cabdulahi Goodax Barre Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa sheegay in  mashariicdan ay wax badan ka tari doonaan adeegyada Waxbarashada iyo caafimaadka, isla markana nafaqeynta carruurta  ay kor u qaadi doonto, fahamka carruurta ee dhanka Waxbarashada.

“Waxaan bogaadinaya howshan sida wada jirka ay u fulin doonaan hay’adaha UNICEF iyo WFP,  nafqeynta carruurta, waxay door ka qaadaneysa fahamka carruurta ee Waxbarashada, sidaas darteed ka Wasaarad ahaan waxaan kaalin ka qaadan doonaan fulinta masharuucan”ayuu yiri Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre.

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa kula dardaarmay howlwadeenada fulin doona mashruucan inay ka miro dhaliyaan howsha loo igmaday.

 

 

 

Previous Post

Shir looga hadlay kaarka Aqoonsiga Soomaaliya oo ka dhacay Imaaraadka Carabta “SAWIRRO”

Next Post

Procuring Entity: Ministry of Finance

Next Post

Procuring Entity: Ministry of Finance

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In