Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladaha Soomaaliya iyo Jarmalka oo kala saxiiday heshiis dhaqaale

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Dowladaha Soomaaliya iyo Jarmalka oo kala saxiiday heshiis dhaqaale
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Heshiiskan oo socday ku dhowaad labo sanno ayaa manta ay kula saxiideen hay’adda Gargaaro oo ah laan ka mid ah Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo taageerto ganacsiga iyo bankigyada iyo Bankiga Horumarinta jarmalka ee Germany (KFW) ku gaarayn magaalada Muqdisho.

Maalgalinta ayaa xoogga saari doonto ilaha kala duwan ee waxsoo saarka dalka sida Beeraha, Xoolaha, kaluumeysiga, Tamarta, Dalxiiska, Caafimaadka, Waxbarashada iyo Horumarinta dhallinyarada, iyada oo ay goobjoog ka ahaayeen munaasabada Qaar ka mid ah Agaasimyaasha Guud ee Wasaaradda ay khuseyso shaqada, Madaxda sare Gargaaro, Madaxda Bankigyada Somaaliyeed iyo madaxda Horumarinta iyo Iskaashiga Caalamiga Safaaradda Germany Soomaaliya oo ay wehliyaan saraakiisha mashruucan.

Related posts

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026

Guddoomaiyaha Hay’adda Gaargaro Suleyman Cabdi Ducaale ayaa kaga mahadceliyay shacabka iyo Dowladda Jarmalka taagerida ay la garab taagan-yahiin shacabka Soomaaliyeed, waxuuna hoossa ka xarriiqay muhiimada ay u leedahay taageradaan Soomaaliya.

Madaxaha Horumarinta iyo Iskaashiga Safaarada Jarmalka Soomaaliya Allena Kern ayaa sheegtay in manta maalin taarikh wayn tahay, waxaana ku kalsoonay taagerida gargaaro ganacsiga gaarka, waan idin garab taaganahay.

Mudane Suleymaan Shiekh Cumar Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda oo ku hadlay magaca Wasaaradaha si gaarka ah u khuseeyo iyo dowladda Soomaaliya ayaa sheegay waxa ay uga dhigan tahay mashruucac.

Jarmalka waxa uu ka mid yahay dalalka si wayn u taageero dowladda Soomaaliya, waxuuna ka caawiya dhinacyada, Gargaarka, Horumarinta, farsamada ganacta, caafimaadka, waxbarashada iyo Amniga.

Previous Post

Wafdi ka socday hay’adda IMC oo booqday xarunta Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka 

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay safiir ku-xigeenka Maraykanka ee Soomaaliya

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay safiir ku-xigeenka Maraykanka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay safiir ku-xigeenka Maraykanka ee Soomaaliya

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In