Monday, April 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Armenia oo sheegtay in ay ka hor tagtay isku day dil oo lala damacsanaa Ra’iisul Wasaare Nikol Pashinyan.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Dowladda Armenia oo sheegtay in ay ka hor tagtay isku day dil oo lala damacsanaa Ra’iisul Wasaare Nikol Pashinyan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mr. Pashinyan waxaa heysta cadaadis uga imaanaya shacabka taas oo ka dambeysay saxiixa heshiiska gobolka Nagorno-Karabakh ka dib dagaalkii lix todobaad ku dhex marayay degaankaas Armenia iyo Azerbaijan.

War qoraal ah oo sabtidii ka soo baxay hey’adda sirdoonka Armenia oo loo soo gaabiyo NSS ayaa lagu sheegay in la xirey Artur Vanetsyan oo ahaa ka tirsanaa baarlamaanka iyo Vahram Ashot Minasyan oo ka tirsanaa ciidanka qaranka kuwaas ka dambeeyay qorshaha lagu khaarijin lahaa ra’iisul wasaaraha.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026

Sirdoonka ayaa sheegay in eedeysanayaasha damacsanaayeen in ay dilaan ra’iisul wasaaraha ka dibna ku bedelaan murashax ayaga wataan.
Ra’iisul wasaare Pashinyan ayaa horaantii todobaadkan sheegay in uusan heysan khiyaar kale oo aan ka aheyn in uu saxiixo heshiiska.

Heshiiskaas ayaa lagu soo afjaray colaadda ka taagneyd gobolka Nagorno-Karabakh oo caalamka u aqoonsan yahay in uu ka tirsan yahay dalka Azerbaijan balse waxaa maamulayay xoogag ka soo jeeda Armenia tan iyo 1990 maadkii.

Heshiiskan Russia garwadeynka aheyd ayaa waxaa ku jira qodobada la isku afgartay in 2,000 oo askari oo Raashiyaan ah la geeyo gobolka kuwaas oo sugaya amniga.
Armenia waxay sheegtay 2,317 oo ciidanka qaranka ka tirsan lagu dilay dagaalka Nagorno-Karabakh isla markaana kumanaan shacab ah guriyahooda ka barakaceen.

Previous Post

Safaaradda Soomaaliyeed ee K/Afrika oo kulan u qabatay Ardayda Soomaaliyeed ee dalkaas.

Next Post

Barnaamijka bilic soo-celinta waddooyinka Muqdisho oo wajigii labaad galay

Next Post
Barnaamijka bilic soo-celinta waddooyinka Muqdisho oo wajigii labaad galay

Barnaamijka bilic soo-celinta waddooyinka Muqdisho oo wajigii labaad galay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In