Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Faransiiska oo lacag dhan 513 Million deyminaysa Ciraaq, si loogu xoojiyo dagaalka Daacish ka dhanka ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Dowladda Faransiiska oo lacag dhan 513 Million deyminaysa Ciraaq, si loogu xoojiyo dagaalka Daacish ka dhanka ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladaha Ciraaq iyo Faransiiska ayaa gaarey heshiis ku aadan in aduun lacageed oo dhan 513 Million oo dollarka Mareykanka la deymiyo Ciraaq oo gulf colaadeed kula jirta maleeshiytaadka Daacish oo waqtigoodi uu sii dhamaanayo.

Dowladda Faransiiska ayaa sheegtay in ujeedad arintani ay tahay in lagu xoojiyo howlgalada militari ee ka dhanka ah Daacish, maadamaa Dowladda intabadan dhaqaaleheedi uu ku baxay dagaalkaasi.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Wakaaladda Wararka Faransiiska AFP oo soo xiganaysa Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Faransiiska ayaa sheegaysa in lacag dhan 430 Euro, oo u dhiganta 513 Million oo Dollarka Mareykanka loo siin doono deyn ahaan Dowladda Ciraaq, si ay ugu adeegsato kordhinta miisaaniyadda dhinaca Gaashaandhigga.

Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq Xeydar Al-Cabaadi iyo Wasiirka Arrimaha dibadda ee Faransiiska Jiin-Fees Ladikhyaan oo ku kulmay magaalada Baqdaad ee Caasimadda Dalka Ciraaq,ayaa ka wada hadlay sidii Faransiisku uu uga qeyb qaadan lahaa dagaalka ka dhanka ah Daacish.

Lacagtaasi  deynta ah ayaa lafilayaa in Dowladda Faransiisku ay bixiso, dabayaaqada sanadkan.

Militari Ciraaq ayaa ku guuleystay in Daacish ay ka saaraan magaalooyinka Ciraaq, Tal-Cafar oo ahayd meeshii ugu dambeysay ayaa ka soconaya howlgaladii ugu dambeeyey waxaana ciidamadu ay qabsadeen inta badan magaaladaasi.

Previous Post

Tababbar hagaajinta maaliyadda dalka ku saabsan oo wasaaradda maaliyadda ay ka qabatay-Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo sheegay in uu sii wadayo Dadaaladda Dib u heshiisiinta(Dhageyso).

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Gaalkacyo

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo sheegay in uu sii wadayo Dadaaladda Dib u heshiisiinta(Dhageyso).

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In