Saturday, August 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababbar hagaajinta maaliyadda dalka ku saabsan oo wasaaradda maaliyadda ay ka qabatay-Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Tababbar hagaajinta maaliyadda dalka ku saabsan oo wasaaradda maaliyadda ay ka qabatay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan oo ay ka qaybgaleen dhamaan agaasimayaasha maaliyadda ee wasaaradaha XFS iyo hoggaanada maaliyadeed ee hey’adaha amiga dalka ayaa looga hadlayay sidii loo hagaajin lahaa hanaanka maaliyadda dalka, isla markaana looga dhigi la haa mid ka madax banaan Musuq maasuq iyo in la joojiyo lacagaha mushaaraad ka ah ee gacanta lagu qaado.

Wasiirka Maaliyadda XFS Dr. C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa kula dardaarmay dhamaan ka qeybgalayaashii tababarka in maamule walbaa uu ku dadaalo sidii uu shaqaalaha dowladda ee hey’addiisa uu ugu sameyin lahaa Account ama koonto xisaabeed qof walba uu mushaarkiisa ku qaato halkii lacago caddaan ah gacmaha loo saari lahaa.

Related posts

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 22, 2026
Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

August 22, 2026

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxman Ducaale, ayaa balan qaaday in dhamaan shaqaalaha dowladda ciidamada Nuucyadooda kala duwan dhawaan ay lacagaha mushaarka ku qaadan doonaan Account balse aysan dhici doonin in qof mas’uul ah uu lacag kaash ah boorso ku soo qaado ayuu yiri Wasiirka.

Previous Post

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Barigga Afrika

Next Post

Dowladda Faransiiska oo lacag dhan 513 Million deyminaysa Ciraaq, si loogu xoojiyo dagaalka Daacish ka dhanka ah

Next Post
Dowladda Faransiiska oo lacag dhan 513 Million deyminaysa Ciraaq, si loogu xoojiyo dagaalka Daacish ka dhanka ah

Dowladda Faransiiska oo lacag dhan 513 Million deyminaysa Ciraaq, si loogu xoojiyo dagaalka Daacish ka dhanka ah

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Ciidamada Deegaanka ee Shabeellaha Dhexe oo dilay Laba Horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa 21-kii bishaan Agoosto laba weerar oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab...

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

Deegaanka Hul-Caduur oo halis ugu jira in looga guuro Bacaad kusii fidaya

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(GALGADUUD):-Deegaanka Hul-Caduur oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa wajahaya xaalad adag, kaddib markii Bacadku si weyn...

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

Kaaliyaha taliyaha CXDS oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ka socda Isbahaysiga IMCTC

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Madey nurey sheikh ufurow, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday xarunta Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday xarunta Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya

August 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BEIJING):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdigataax Qaasim Maxamuud, oo magaalada Beijing ee xarunta dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In