Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Jarmalka oo maxakamadaynaysa muwaadin Soomaali ah oo Al-shabaab lagu tuhunsanyahay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Dowladda Jarmalka oo maxakamadaynaysa muwaadin Soomaali ah oo Al-shabaab lagu tuhunsanyahay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Ammaanka Dalka Jarmalka ayaa qabtay Muwaadin Soomaali ah oo looga shakisan yahay in uu xiriir la leeyahay argagixisada Alshabaab.

Dacwad ogayaal heer Federaal ah ayaa sheegay in ninkaan gacanta lagu soo dhigay Khamiisti isagoo ku sugnaa gobolka Hesse ee bartamaha Germany,kaasi oo magaciisa lagu soo koobay C/qaadir,sida ay qortay Wakaaladda wararka Mareykanka (AP) oo soo xiganaysa laamaha dacwad oogayaashaasi

Related posts

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026

Waxaaa ay soo saareen Dacwad oogayaasha bayaan ay ku sheegeen in muwaadin kaan  lagu magacaabo Cabduqaadir uu wajahayo dembiyo culus ,marka loo fiiriyo shuruucda iyo nidaamka dalkaasi u yaala.

Waxaana la ogaaday inuu damacsana inuu dil ka geesto wadankaasi ama dambiyo kale oo la xiriira argagexisanimo.

Ninkani oo da’diisa lagu sheegay 20 sano jir ayaa waxaay ay sheegeen in uu gaaray dalkaasi Jarmalka sanadkii 2014tii ka dib markii uu ku fashilmay isku dayo uu ku doonayay in uu falal argagisixanimo uu ka geysto Soomaaliya Sanadkii 2012ka,xiligaasi  oo uu ku biiray maleeshiyada Alshabaab.

Bayaankan ayaa lagu sheegay in uu mudadii Alshabaab uu la joogay qaatay tababaro kaladuwan oo ay kamid atahy sida weerarada hubaysan loo qaado.

Previous Post

Golaha Wasiiradda Dalka Itoobiya oo Xaalad deg deg ah kusoo rogay Dalkooda.

Next Post

Dowladda Kenya oo gacanta ku dhigtay Gaari siday waxyaabaha Qarxa

Next Post
Dowladda Kenya oo gacanta ku dhigtay Gaari siday waxyaabaha Qarxa

Dowladda Kenya oo gacanta ku dhigtay Gaari siday waxyaabaha Qarxa

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In